Sign in to follow this  
Somalia

General Aden Abdullahi Gabyow

Recommended Posts

Somalia   

The Biography of General Adan Abdullahi Noor (Gabyow)

generalgabyow.jpg

General Adan Abdullahi Noor (Gabyow) was born in Madogasho town in the North-eastern province of Kenya.

 

He joined the KAR King African Rifle in 1947 and undertook his military training in the second capital city of Uganda Jinja.

 

As well, in the same year, he finished his military training and he was taken to Jigjiga, the capital city of Ogadian region in the five zone of Ethiopia where the KAR army had a huge station.

 

After he finished his duty in Jigjiga, he was then transferred to Kismayo, the capital city of Lower-Jubba region in Somalia when English government turned over Southern Somalia to Italy 1950.

 

General Gabyow was among the last British troops taken from Kismayo and sent to Yanyugi town in the central region of Kenya. In 1951, he was among the British troops who sent to fight in Korea until 1952 and he was then sent back to Kenya.

 

At the same, in the same year 1952 after the King George of England died, he was among the African troops sent to Britain to crown the Queen Elizabeth1st and that he was the soldier from Kenya.

 

In 1954, he went back to his station in Kenya to rejoin the KAR who were fighting with the Kenya frontiers army known as “MAW” who was looking freedom for Kenyan country.

 

General Adan Abdullahi Noor “Gabyow” went to Somalia in 1970 after he escaped from the Kenyan authority and he was a major in the Kenyan army.

 

Soon after he arrived in Somalia, he was appointed to be the head of a new police station called” Bootiko” and later on called “Halane military training station” where he became a senior Colonel in 1976 and he stayed there until 1979.

 

However, General Gabyow became an important member of Mohamed Siyad Barre’s regime after the military coup occurred.

 

After being the head of Halane military training station for a while, General Adan Gabyow became the defense minister of Somali army later.

 

After two years, as a result of the conflict between him and President Mohamed Siyad Barre, General Gabyow was finally arrested.

 

The arrest of the defense minister alarmed the people of Somalia specially his own people who are based in the Jubba regions and the animosity between the president and the General got stronger and soon after the president realized that people were unhappy about the arrest of the General, Mr. Gabyow was released without random in 1991.

 

General Adan Abdullahi Noor “Gabyow” continued his politics in Somalia. After the civil war broke out in Somalia, he became the leader of Somali Patriotic Movement (SPM).

 

SPM was a political movement party which was founded in Jubba regions in Southern regions of Somalia when the bitter civil war erupted.

 

General Gabyow made political alliances with some of the Somali faction leaders such as the second interim president of Somalia, Ali Mahdi Mohamed.

 

Ali Mahdi and General Gabyow were among many Somali faction leaders based in the Ethiopian capital, Addis Ababa who opposed to General Mohamed Farah Aideed who was controlling in Banadir region.

 

In conclusion, the former defense minister, General Adan Abdullahi Noor Gabyow died in Nairobi Hospital after he contacted stroke disease and he was among the candidates for the presidency of Somalia in the Somali reconciliation conference taking place in Mbagathi outskirt of Nairobi.

 

After a day later, his body was flown to the Middle-Jubba region capital town, Bualle where he was buried.

 

Many of his Somali political partners accompanied with his body to Bualle. General Gabyow left eighteen children behind in the earth. May God rest his soul in the eternal paradise?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

In Somali

_1747697_gabyow150.jpg

 

Jeneral Adan Cabdilaahi Nuur ( Gabyow) waxa uu ku dhashay magalada Madogaashe ee gobolka Waqooyiga bari ee dalka Kenya.

 

Waxa uu askarinimada qortay 1947-dii xiligaasoo uu ku biiray ciidamadii la oran jiray KAR King African Rifle oo Ingiriisku uu lahaa , Batalyanka sadaxaad. Dhibowgana waxa uu kaga baxay Magaalada Jinja ee caasimada labaad ee dalka Uganda.

 

Isla sanadkii uu dhibowga dhameystey, waxaa loo qaaday magaalada Jigjiga oo ciidamadii KAR ay xaruntoodu ahayd.

 

Jigjiga ka dib waxaa loo soo badalay magaalada Kismaayo 1950-kii markii dowlada Ingiriisku ay koonfurta Soomaliya ku wareejisay Talyaaniga. Addan gabyow waxa uu ka mid ahaa Cutubkii ugu dambeeyay ee laga soo qaado magaalada Kismaayo. Waxaana lo soo wareejiyay magaalada Yanyuki ee dalka kenya.

 

1951-dii waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Ingiriiska ee ka dagaalamay Dalka Kuuriya. 1952-dii waxaa lagu soo celiyay dalka Kenya.

 

Isla Sanadkaasi 1952-dii markii uu dhintay King Goerge-kii England adan gabyow waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Africaanka ee loo qadaay caleemo saarkii Boqorada Queen Elezabeth waxa uuna ka mid ahaa askartii Kenya ka socotay.

 

Subaxaasi boqorada la boqrayay Adan Gabyow Allaha u naxariistee waxa uu ka mid ahaa ciidamadii ku horgaardiYay Boqarada waxa uuna safka ugu hore kaga jiray gardigaasi loo samaynayay caleemo saarkii Queen Elizabeth darajadiisuna waxau ahay Sajin Major.

 

1953-dii waxa uu macalain tawabare meleteri ah ka noqday xerada meleteriga ee Lanet ee ku taala magaalada Nakuru ee dalkan Kenya oo markaasi ahay xarunta Tawabarada ee wadamada Bariga Africa.

 

1954-tii waxa lagu celiyay Batalyankiisii ama guutidiisii KAR oo markaasi dagaal kula Jirtay Jabhadii Maw Maw-ga ee Kenya xornimada u raadinaysay .

 

Jeneraal Aadan Cabdullaahi Nuur Gabyow, Allaha-u-Naxariistee waxa uu Soomaaliya soo galay sannadkii 1970-kii isagoo ka soo baxsaday maamulka dalka Kenya halkaasoo la sheegay in uu ka ahaa Gaashaanle ciidamada ka tirsan.

 

Isla markii uu soo galay dalka waxaa masuul looga dhigay xero markaasi cusbayd oo la dhihi jiray Bootiko, kaddibna loo bixiyey Xerada Tababarka Xalane, halkasoo uu darajada Gaashaanle Sare ku qaatay sannadkii 1976-kii, waxana uu joogay Xalane ilaa sannadkii 1979-kii.

 

Laakiin, markii la aasaasay Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed sannadkii 1976-dii ayuu Allaha-u-Naxariistee Jeneraal Aadan Gabyow waxa uu ka noqday xubin muhiim ah oo ka tirsan golihii dhexe ee xisbigaasi oo ahaa midkii keliya ee jiray isla markaana talada dalka hayey.

 

Sannadkii 1979-kii waxa uu General Gabyow qaatay darajada Jeneraalnimada, waxaana laga dhigay wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga. Sannadkii 1986, ayuu misana waxa uu noqday wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga.

 

Laakiin, isla sannadkii xigay ee 1987-dii waxa uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo madaxweyhinii dalka, taasoo keentay in laga qaado wasaaraddii gaashaandhigga ee xogga badnayd isla markaana loo dhiibo wasaaradda Dalxiiska oo iyadu markaasi loo arkayey in lagu asturo siyaasigii laga xishoonayo isla markaana aan loo haynin jago muhiim ah, dabadeedna waxaa looga sii gudbiyey wasaaradda madaxtooyada oo ayadu lahayd dhowr wasiir oo aan wasaarado lahayn.

 

Khilaafkii Jeneraal Gabyow iyo madaxweynaha ayaa soo xoogeystay, waxayna taasi keentay in la xiro Jeneraal Gabyow sannadkii 1989-kii, laakiin maaddaama aysan dowladdu xilligaasi ku taagnayn lugo xoog leh ayaa waxaa durbaba Jeneraal Gabyow cafis loo fideyey isla markii uu billowday Kacdoonkii Muqdisho horraantii bishii Jenaayo ee sannadkii 1991.

 

Allaha-u-Naxariistee Jeneraal Gabyow siyaasadda intaasi kagama harin ee waxa uu durbaba noqday guddoomiyaha garab ka mid ah garabyada ururkii SPM.

 

Jeneraal Gabyow waxa uu misana taxaaluf siyaasadeed la yeeshay Cali Mahdi Maxamed oo markaasi hoggaaminayey rag kaloo badan oo dhammaandoona ka soo wada horjeeday Jeneral Caydiid, waxayna shirkii Addis Ababa ee sannadkii 1993-kii uga qeybgaleen iyagoo la yiraado ururrada 12-ka ah.

 

Sida uu Cali Mahdi Maxamed ii sheegay Jeneraal Aadan Gabyow waxa uu ahaa nin xagga siyaasadda mar kasta ay ula janjeertay dhinaca dib u heshiisiinta iyo dib u soo noolaynta Soomaaliya.

 

Sannadkii 1995-tii waxa uu Jeneraal Gabyow ka mid noqday ururro ku bahoobay magaca SSA oo 13 urur ahaa oo uuna guddoominayey Cali Mahdi Maxamed, waxuuna Jeneraal Gabyow ka qeybgalay shirkii Soodare ee Itoobiya iyo weliba kii Qaahira ee sannadkii 1997-dii kaasoo ay isaga iyo Colonel Cabdullaahi Yuusuf isaga baxeen.

 

Xilligaasi kaddib, Jeneraal Gabyow waxa uu muddo dheer joogay dalka Itoobiya, isagoo misana mucaaraday shirkii dalka Djibouti ee lagu soo dhisay dowladda KMG ah, wuxuuna dabadeed ka mid noqday guddoonka wareegga ah ee ururka SRRC-da ee lagu soo dhisay dalka Itoobiya, sannadkii 2001.

 

Ilaa intii uu billowday shirka hadda kooxaha Soomaalida uga socda dalka Kenya, waxa uu Cali Mahdi ii sheegay in uu Jeneraal Gabyow door muhiim ah ka ciyaaray isu soo dhoweynta dadka gaar ahaanna intii la joogay magaalada Eldoret, xilligaaso xitaa mar loo doortay guddoomiyennimada shirka.

 

Geerida Allaha-u-Naxariistii Jeneraal Aadan Cabdullaahi Nuur Gabyow waxa ay tirada hal ka dhimaysaa ragga ay weli tiradoodu soo kordhayso ee hadda u sharraxan madaxweynennimada Soomaaliya ee shirka Soomaalida ee Kenya, waxaana weliba si weyn mar kasta loogu xusuusan doonaa hadalladiisii aanay dhagarta ku jirin ee uu masraxyada siyaasadda dadka ka hor dhihi jiray. Jeneraal Aadan Gabow, Allaha-u-Naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Bisinka, what an insult. This man had a vision, one unlike many others today. He had some medical problems at the end.

 

He deserves recognition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Do not play cute with me, your intentions were clear. This man does not share the same features as Kibaki aside from skin colour.

 

So what do you like about this man?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mr Che, you are a very negative person, I am not liking this. This man has to be respected for his personal approach to dealing with such complex human problems, problems instigated by people who he thought he would try and understand. He tried to live in their habitat, observe their rituals but in the end he understood to let them play amongst themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebba ha u raxmado. Aaden Gabyoow iyo Aaden Kuukaay magacyo aan maqli jiray ahayd back in the days. Taloow Axmed Cumar Jees intuu ku dambeeye. One of the original warlords dagaal'oognimo faraha kala baxay ayuu ahaa Cumar Jees, danta haku kalifto or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this