Somalina Posted January 20, 2012 Duuleedka magaalada oo laga eryay AS maanta. Maadeey ku raaxeyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 20, 2012 ^Waa khafiiftay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 20, 2012 Abwaan hadda iga celi Maadeey, wuu igu soo xad gudbee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 20, 2012 Nabadda dhabta ah, waxay imanaysaa marka Aniga iyo Somalina aanu heshiino. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 20, 2012 Caruurta faraha ka qaad, raalli gelina ka bixi threadkaas, ka dibna waan is cafineynaa IA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 20, 2012 Ma thread-kii aan maalin sameeyay ayaad iigu cadhootay horta? Wax ii geeyay garan maayo, waan caajisay markaasaan iska sameeyay topic-gaas. Iminka laga bilaabo raali galin buuxda ayaan ka bixiyay...Qof kasta oo dhibsadayna waan ka raali galinayaa... Khalad kay-giina waan qirtay...CAFWUN WALAALYAAL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 20, 2012 Cafis iyo masaamax haddaba walaal, dad walaalaha ayaan nahay aan si fiican iskula dhaqano, dad shisheeye ah baa na eegaya marwalba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 20, 2012 ^^^ Sax +1000 Run ayaad sheegtay, dad walaalo ah ayaynu nahay, waa inaynu isa saamaxnaa, ''Maanta laga bilaabana walaalo ayaynu nahay'' Siyaasad ahaan uun baa lagu kala aragti duwan yahay, ee dadkeenu waa walaalo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 21, 2012 Mogadishu Bakara Market 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 21, 2012 Thanks Caano_Geel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 21, 2012 Adaa mudan abaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 21, 2012 ^Lina, Sawirkaan ma 2012-aa?, mise heer-maanyadaad la dhacsantahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 21, 2012 Marba magac maa iigu yeeree? Nadiif sidey u tahay waa aragte meesha nooh! Maamulka Gobolkaa mahad leh! Quote Share this post Link to post Share on other sites