Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2012 Shinbir Majabe;818688 wrote: Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin. Sawirkaan waxaa ka muuqdo in sartaas dambe in lasoo turjiye u egtahay. Kuwa saas camal la dhisooyaa maanta. Magaalada wey sii foolxumeyneysaa haddaanan waxba laga qaban. Haddii saraha lasoo wada turjina dadka meel ee maraayaan maleh, laamiga mee ku socon doonaan. Sida Islii camal ayee ka dhigi doonaan Xamarna u maleynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 14, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;818716 wrote: Xamartii hore waxaa ugu wacnaa inay qurxoonaan jirtay waxaa ka mid ahaa guryaha ama saraha wey isla simanaan jireen, siiba kuwa jidweynaha wada saaran. Mid mid kale ka soo horeeyo ma jiri jirin. MMA, wakhtigaas Dowlada Hoose shaqadooda wey qabsan jireen, inkasta ooysan ahayn 100% mid perfect ah, hadana bilicida magaalada iyo nadaafadeeda Dowlada Hoose ayaa u xil saarneyd oo ilaalin jirtay qofkii ku xad gudbana Ticket ayaa loo goyn jiray . Maanta midkasta oo woxoogaa dollar heysta meel buu iska xariiqanaayaa markaasuu siduu rabo u dhisanayaa!! Marshabeyeeri, Jardiinooyin, iyo meelihii qashinka la dhigi lahaa cid ka fakareysa ma jirto. Dadka dhan Qub iyo Qac eey iskaga socdaan. Iga daa Dowlada Hoose waagaas wey shidneeyd, xitaa kooxdoodii sport-tiga Munishiibiyo khatar ayey ahaayeen. Laakiin marka laga raayo waxaa lagu foorjeyn jiray: Baxa dhulka soo xaaqa......:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 14, 2012 ^^ Ku xaare, baaldi ku xaareee aa la dhihi jiray! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2012 Dowladdaas hoose aad iyo aad looga cabsan jiray. Masuq maasuq dalalka kale Afrika lagu yaqaanay xataa laguma garaneynin, koley kistoo wey jirtee. Waxaa xasuustaa xataa mishibiyeeriga jabsan ma ogolaan jirin. Digniin ayee siin jireen dadka guryahooda saaran laamiga hore. Digniin ah inay dhisaan mishibiyeeriga ama ganaax weyn jiri jirtay. Ar maxaa guriga aabahey lagu qasbay maadaama uu mishibiyeeri dheer oo balaaran lahaa dhismahiisa. Ciyaalkeena ayaa burburin jiray banooni ayaa ku ciyaari jirnay. Markii dambe waaka joojinay duqa beesadaa ka dhameynee and he never asked us once to stop playing banooniga on shamiindada mishibiyeeriga guriga. Dowladdaas hoose waxee kale ku adkeyd dadka taraqa, sigaarka iyo looska jidadka ku gadi jiray u badnaa ciyaalka danyarta ah. Lama ogaleen. Kuwa miisaska u yaalo isgoysyada iyagana lama ogaleen. Ar maxee kala carari jireen markee arkaan sarkaal u shaqeeyo dowladda hoose. Isgoysyadaas beeraha iyo dhirta qurxoon lahaa hadda dad daaro ka dhistay. Yaab. Isgoysyadaas Xamar aad u qurxooaan jireen, oo fiyooriyaal iyo dhir gaagaaban wada quruxsan ku abuurnaa, nalal yar yar lamps ahna ku dhex yaali jiray. Shukaansi 101 perfect ka dhigi jirtay meeshaas. Waxee kale ku adkaan jirtay dowladda hoose dukaan walba bannaankiisa in uu ku dhaganaado calanka Soomaaliya. Waliba mid jeex jeexan dukaankii lagu arkana ganaax dhakab. Xamar quruxdeeda iyo horumarinteeda dadaa ka shaqeyn jiray ee maba ogeyn. I hope kuwaan saraha iska dhis dhisanaayo inay xishmeeyaan shuruudaha magaalada lahayd ee meel walba ka dhisan. Xataa sawiro waxa arkaa xeebtii Xamar guryo dad ka dhisanooyo agteeda. Waaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 14, 2012 Maaddeey;818727 wrote: ^^ Ku xaare, baaldi ku xaareee aa la dhihi jiray! :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 14, 2012 MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab... Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted April 14, 2012 Above picture does not look like city that's recovering from 22yrs of civil war, nabada fiicanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 14, 2012 ^true but it's unfortunately Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 14, 2012 Che -Guevara;818747 wrote: ^true but it's unfortunately I didn't understand your comment, unfortunately that peace is returning or unfortunately there was ever war? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 15, 2012 Showqi;818732 wrote: MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab... Inshallah, we will have strong, organized and transparant malashiibiya again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2012 ^^ lol u mean minashiibiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted April 16, 2012 Quote from Walaalkiis Above picture does not look like city that's recovering from 22yrs of civil war, nabada fiicanaa I am actually surprised you don't see any glimpse of recovery in that picture. I see a great recovery in that picture. I see folks running errands. I see lights back on the streets. I see building that are standing. I see what looks like a flourishing night life. I see a tremendous progress awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 16, 2012 yo....that pic with the jeans wearing lady is from Indonesia and not from xamar!! No indhoyar leave in xamar...U pple ever seen xamar.....smelly goat-herders!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites