Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Carafaat;788631 wrote:
Gaacuur, adi ma Galkacyo aa ka timi. see waaye.

Maya Galkacyo maka imaanin, laakiin Abaayo lee ma iska dhahdidoo, maxaa shaqal dheer uga dhigee A da.

haddii aadan karine Walaalo aa kuu sahlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Juxa;781519 wrote:
Someone tell me when Turkish airline start flying to Mogadishu and I promise to contribute to keydka somalina by taking pictures of every luuq,hook and corner insha Allah

Juxa, as promised.

 

March 6th, 2012.

 

http://www.turkishairlines.com/tr-tr/kurumsal/basin-odasi/basin-bultenleri/9494/turk-hava-yollarinin-mogadisu-somali-ucuslari-6-martta-basliyor.aspx

 

Waan ku sugaa yaah, haka bixin balantaada. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aabayo. Xafadeydii Howlwadaag sawiro ma ka heysaa?

Adi meeqa meel aa daganeed horta? :) Xaafada Hodan (KPP) soo dhahaysay aa deganaa in other thread. Private school Aw-Bustaale waa dhigan jirtay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Arbaco, Feberaayo 15, 2012 (HOL) − Shirkadda diyaaradaha Turkiga ee Turkish Airlines ayaa billaabaysa duulimaadyo ay ku imaanayso Muqdisho todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta kasoo baxay shirkadda Turkish Airways.

 

Diyaaradaha ayaa waxay kasoo duulayaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ataturk International Airport oo ku yaalla magaalada Istanbuul, waxayna kasoo duulayaan maalmaha Talaalada iyo Khamiista, iyagoo Muqdisho ka laabanaya maalmaha Arbacada iyo Jimcaha.

 

Warsaxaafadeed ay shirkaddu soo saartay ayaa lagu sheegay in duulimaadyadan ay noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo Turkiga ay ka billaabaan Soomaaliya tan iyo markii ay billaabeen howlaha samofalka ah ee ay ku caawinayaan shacabka Soomaaliyeed bishii Ogoosto ee sannadkii hore.

 

Shirkadda diyaaradaha Turkiga waxay sheegtay in Soomaaliya ay ka mid noqonayso 150 dal iyo 41 magaalo oo ay ku tagto duulimaadyo caalami ah toddobaad walba.

 

Diyaaradaha Turkiga ayaa waxay ku dagaan 187 garoon diyaaradeed oo ku kala yaalla, Yurub, Aasiya, Afrika iyo Ameerika sida lagu sheegay warsaxaafadeedka. Iyadoo Turkiga ay horay u billaabay dayactirka garoonka diyaaradaha Muqdisho.

 

Ma jiraan duulimaadyo caalami ah oo Soomaaliya yimaada, waxaana Turkish Airlines ay noqonaysaa diyaaraddii ugu horreysay ee billowda inay duulimaad caalami ah ku timaaddo Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe sannadkii 1991-kii.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

 

thy.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

i have to visit mogadishu one day very soon god willing. last time i was there was 1989 i was 16 years old. i rememer that building shaleemo macalin jaamac we use to watch football italian seria A in 1989 maradona was big those days. i was afriad before but know whit turkish airlens cabsidii waa iga baaba'eysaa. i just need a good hoteel in mogadishu. is there any nice hoteels in mogadishu? because all my relatives left xamar, my adeer was latest he left al shiishkabaab vs amisom war in 2009. he lives whit hes family in hargeysa. so i dont have any one in mogadishu. pls someone give me good secure hoteel(no suicide bombing hoteel in xamar!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this