NGONGE Posted February 13, 2012 The askari there has not time for what Sheikh Sharif is saying, he saw a camera and struck a pose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 13, 2012 Carafaat;788631 wrote: Gaacuur, adi ma Galkacyo aa ka timi. see waaye. Maya Galkacyo maka imaanin, laakiin Abaayo lee ma iska dhahdidoo, maxaa shaqal dheer uga dhigee A da. haddii aadan karine Walaalo aa kuu sahlan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 15, 2012 Juxa;781519 wrote: Someone tell me when Turkish airline start flying to Mogadishu and I promise to contribute to keydka somalina by taking pictures of every luuq,hook and corner insha Allah Juxa, as promised. March 6th, 2012. http://www.turkishairlines.com/tr-tr/kurumsal/basin-odasi/basin-bultenleri/9494/turk-hava-yollarinin-mogadisu-somali-ucuslari-6-martta-basliyor.aspx Waan ku sugaa yaah, haka bixin balantaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 15, 2012 Aabayo. Xafadeydii Howlwadaag sawiro ma ka heysaa? Adi meeqa meel aa daganeed horta? Xaafada Hodan (KPP) soo dhahaysay aa deganaa in other thread. Private school Aw-Bustaale waa dhigan jirtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted February 16, 2012 Gift to Somalina Faculty of medicine Benadir University Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 16, 2012 Nice one caano geel Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 16, 2012 Caano_Geel mahadsanid walaal. Hadiyada way iga farxisey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 16, 2012 Arbaco, Feberaayo 15, 2012 (HOL) − Shirkadda diyaaradaha Turkiga ee Turkish Airlines ayaa billaabaysa duulimaadyo ay ku imaanayso Muqdisho todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta kasoo baxay shirkadda Turkish Airways. Diyaaradaha ayaa waxay kasoo duulayaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ataturk International Airport oo ku yaalla magaalada Istanbuul, waxayna kasoo duulayaan maalmaha Talaalada iyo Khamiista, iyagoo Muqdisho ka laabanaya maalmaha Arbacada iyo Jimcaha. Warsaxaafadeed ay shirkaddu soo saartay ayaa lagu sheegay in duulimaadyadan ay noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo Turkiga ay ka billaabaan Soomaaliya tan iyo markii ay billaabeen howlaha samofalka ah ee ay ku caawinayaan shacabka Soomaaliyeed bishii Ogoosto ee sannadkii hore. Shirkadda diyaaradaha Turkiga waxay sheegtay in Soomaaliya ay ka mid noqonayso 150 dal iyo 41 magaalo oo ay ku tagto duulimaadyo caalami ah toddobaad walba. Diyaaradaha Turkiga ayaa waxay ku dagaan 187 garoon diyaaradeed oo ku kala yaalla, Yurub, Aasiya, Afrika iyo Ameerika sida lagu sheegay warsaxaafadeedka. Iyadoo Turkiga ay horay u billaabay dayactirka garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ma jiraan duulimaadyo caalami ah oo Soomaaliya yimaada, waxaana Turkish Airlines ay noqonaysaa diyaaraddii ugu horreysay ee billowda inay duulimaad caalami ah ku timaaddo Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe sannadkii 1991-kii. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 16, 2012 Bendari Uni looks good! Masha-Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Boondheere Posted February 17, 2012 i have to visit mogadishu one day very soon god willing. last time i was there was 1989 i was 16 years old. i rememer that building shaleemo macalin jaamac we use to watch football italian seria A in 1989 maradona was big those days. i was afriad before but know whit turkish airlens cabsidii waa iga baaba'eysaa. i just need a good hoteel in mogadishu. is there any nice hoteels in mogadishu? because all my relatives left xamar, my adeer was latest he left al shiishkabaab vs amisom war in 2009. he lives whit hes family in hargeysa. so i dont have any one in mogadishu. pls someone give me good secure hoteel(no suicide bombing hoteel in xamar!! Quote Share this post Link to post Share on other sites