Somalina Posted February 5, 2012 Sekundo Lido Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 5, 2012 Congrats Keysaney Hospital on your 20th anniversary! Agaasime kuxigeenka Isbitaalka Keysaney Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Tajir) ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadlay taariikhda iyo marxaladihii uu soo maray Isbitaalka, intii uu jiray, waxaana uu sheegay in tirada bukaanka qaliinka loo smaeeyay ay gaareyso 75, 938 halka 143,132 bukaan oo aan la seexin isbitaalka lagu qaabiley qeybta OPD-da, waxaa uu mahad u celiyey bulshada Soomaaliyeed iyo weliba hay’adihii gacanta u fidiyey isbitaalka gaar ahaan ICRC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Cambuulo iyo bun;783376 wrote: shimee aan xamar booqahaaya oo aa xeebtii liido kuso dabaalahaaya kedib neh baar Fiat Qaxwo ku cabaayaa kedib neh uu sii gudbaaya beeraha afgooye ar yaa iga jawaawi karo!! ax ya allah maxaan uu xiise minikeega Beeraha Afgoye waa MashaAllah, la'aantood yaa noolaan lahaa. Weli sidii u shidan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 6, 2012 Afgoye is full of mosquitoes, just saying Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted February 6, 2012 Somalina walahi my dream is that one day i'll have a small minin somewhere in sh/hoose near webiga jiinkiisa, what a dream,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 6, 2012 ^^complete the dream then! Who is stopping you?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Bacadlihii X/Weyne oo la wareejiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Munnaasabad lagu soo bandhigayay Buug cusub oo loogu magac daray Xisaabta Maaliyadda oo uu qoray Admiral faarax Axmed Cumar, Taliyaha ciidanka badda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 6, 2012 FGM hada maka jiraa magaalooyinka waaweyn ee waddanka sidii waagii hore? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 6, 2012 Wuu ka jiraa, waana lala dagaalamooyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites