Nina Fox Posted January 3, 2012 My Mama's Land is beautiful maasha allah. Thank You Somalina, once again you made me smile. Amazing pix indeed! The negativity up in here is putting me off my coffee.... :rolleyes: Somalia is breathtaking and rich in natural resources. No need to put our own land down...meel kasto waa sidaaan hadii sawiro laga soo qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 3, 2012 Beerlula Allahayow mooryanta hareer mari Wish the people of beerlula a year of peace and progress Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2012 You're welcome Nina. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2012 Come over to my crib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2012 Isniin, Jannaayo 02, 2012 (HOL) − Hay'adda Humanitarian Aid Foundation (IHH) oo ka mdi ah hay'adaha samofalka Turkiga ee ka shaqeeya Soomaaliya ayaa waxay ka hirgelisay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya iskuul iyo masjid, sida uu sheegay madaxa hay'addan, Taner Altun. Iskuulka oo ka kooban lix galaas ayaa la sheegay inuu yahay dugsi hoose/dhexe oo loogu talogalay in ay wax ku bartaan 450-arday, iyadoo la sheegay in masjidka oo laga dhisay meel ku dhow iskuuulka la sheegay inay ku tukan karaan markiiba 150-qof. "Masaajidka waxaa markiiba ku tukan kara 150-qof, waxaana laga dhisay meel ku dhow iskuulka," ayuu yiri madaxa hay'adda IHH, isagoo intaas ku daray inay qayb ka yihiin howlaha samofalka ah ee ay hirgeliyaan Soomaaliya. Waa markii ugu horreysay oo hay'ad samofal oo Turki ah ay sheegto inay ka hirgelisay meel ka baxsan Soomaaliya dhismaha iskuul iyo masjid, waxaana tani ay horseedaysaa in hay'adaha Turkiga oo fara badan ay ka howlgalaan Soomaaliya oo dhan. Mr. Altun ayaa sidoo kale sheegay inay hay'addu dhar iyo cunno u qaybsay kumannaan qof oo Soomaalia ah, isagoo sheegay in howlaha gargaarka iyo dhisidda goobo wax lagu barto iyo goobo lagu cibaadeysto ay sii wadi doonto. Dalka Turkiga ayaa wuxuu ka mid yahay dalalka u soo gurmaday Soomaaliya markii ay ku dhufatay abaartii ugu xumayd muddo 60-sano ah, waxaana dowladda Turkigu ay sheegtay in howlaha ay qabanayso ay yihiin kuwo ay ku caawinayso Soomaalida. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2012 School and mosque construction completed. Thank you Turkiya. The new school can provide education to 450 students, both girls and boys, throughout the day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 3, 2012 I don't understand it. These are pictures of a beautiful and progressive town. Where the hell did all the fighting or (at least) the signs of it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted January 3, 2012 Breathtaking! Then again, koonfur was always the lushest, most fertile part of Somalia if not the whole East African region. Thanks for the images, Somalina - great thread! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 3, 2012 Big up to Bulo Barde! Lovely thread...Thanks Ms. Somalina for showing us a pleasant sight of parts of Somalia, waanba kadaalay hadal xun lee siduu meeshaas uga soo baxaayay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 3, 2012 ^Adiga & 2da gabdhood mar in la idin geeyo waaye meeshaas. Hadalka xun oo ka soo baxaayey maxaa waaye?. Quote Share this post Link to post Share on other sites