Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Xisbullah leader Sheikh Maxamuud Geele released from prision

Recommended Posts

20111231074516.jpg

 

 

Gudoomiyaha XISBULAAH Iyo Afhayeenkiisa Oo Laga Soo Daayay Xabsiga, Ka Dib Markii Ay Xidhnaayeen In Ka Badan Laba Todobaad

 

Labadd sheikh ee la sii daayay ayaa in ka badan laba Todobaad waxa ay ku xidhnaayeen xarunta CID-da, ee Magaaladda Hargeysa.

 

Hargeysa (GNS) wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Xukuumadda Somaliland xabsiga galabta ka sii daysay Gudoomiyaha urur Diimeedka XISBULAAH Sh Maxamud C/laahi Geelle, sidoo kale sii daynta Gudoomiyaha ayaa waxa ku weheliya Af-hayeenka Ururkaasi Cali Cumar Axmed (Cali Aar).

 

Labadd sheikh ee la sii daayay ayaa in ka badan laba Todobaad waxa ay ku xidhnaayeen xarunta CID-da, ee Magaaladda Hargeysa.

 

Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Gudoomiyaha ururka XISBULAAH, iyo Afhayeenkiisa lagu sii daayay si damaanad ahaan ah, ka dib markii rag la sheegay in ay iskugu jiraan ganacsato iyo kuwo kale ay u hawl galeen siddii loo sii dayn lahaa labaddan nin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this