Duufaan Posted December 30, 2011 Hargeysa, December 29, 2011 (Haatuf) – Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay maalintii shalay u gudbisay dalka Ethiopia 20 qof oo ka mid ah qaxootiga Itoobiyaanka ah ee ku sugan Somaliland, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey ay xabsiga u taxaabtay Wasaarada Arimaha guduhu oo ay cabasho ula tageen wasaaradaasi, sida ay Haatuf u cadeeyeen qaar ka mid ah dadka qaxootiga Itoobiyaanka ah ee hor fadhiya Xafiiska UNHCR ee Hargeysa muddada bisha ku dhaw. 20-kan qof ee Itoobiyaanka ah ayay maalintii shalay xukuumadu ay ku qaaday gaadhi loogu talo galay in lagu geeyo xuduudka Itoobiya iyo Somaliland, halkaas oo la sheegay in lagu wareejiay dawladda Itoobiya, waxaanay intaasi ku dareen in wakhtigan xaadirka ah ay cabsi weyni soo food saartay Qaxootiga Itoobiyaanka ah ee muddada cabashada la hor fadhiyey xafiiska UNHCR ee xaafada shacabka ku yaala, Xafiiskaas oo ay ka hor samaysteen waabab ku dhawaad bolaal qoys oo Itoobiyaan ah. Ilaa iyo hada lama garanayo sababta ay xukuumadu ugu gudbisay Itoobiya qaxootigan, balse mar aanu isku daynay in aanu arintan xukuumada wax ka waydiinyo ayaa Agaasimaha guud ee Daakhiliga C/laahi Xuseen Cige oo aanu la xidhiidhnay ayaa xalay ayaa noosheegay inuu hada shir ku jiro oo uu mashquul yahay oo lagu soo celiyo, balse markii dambe aanu ku waynay khadka telefoonka. Qaar ka mid ah Qaxootiga Itoobiyaanka ah ee cabashada habeen iyo maalin la hor fadhiya Xafiiska UNHCR ee Hargeysa ayaa noo sheegay in ay indhahooda ku arkayeen xiligii gaadhiga la saarayey ee loo gudbinayey xuduudka, waxaanay intaasi ku dareen in qaar badan oo ka mid ah Qaxootigan ay Somaliland u joogaan magan galyo kadib markii ay lafahooda ugala soo carareen dawladda Itoobiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2011 Ethiopians being deported back to their country is not something new. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 30, 2011 Arintay waxay dhacday dec 26. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2011 Waan gartay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 30, 2011 Xaaji It is not deportation and you know very mech what it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2011 Sending back deportation back to their land of origin we welcome that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 30, 2011 this time, they were not ONLF, they were oromo disident. will that make any differences? You was upset the arrest of your clan man in JigJIGA, imaging what this men will go through in Qalamba undeground and torture. believe me anyone who participated will pay back here and here after. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2011 Oromos have no place in somaliland ethnic somalilandish people are indigenous inhabitants of the somali region under Ethiopian occupation so they will never be deported from their land but just be arrested by the Ethiopian govt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 31, 2011 Xunduf....why do that? Nobody deported yoou back from Xarshin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 31, 2011 Abwaan but harshin harta sheikh daroor gaashaamo is my land ma oromo ba iska leh ama itoobiyaan kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 31, 2011 somalilandish people ;);) Quote Share this post Link to post Share on other sites