Somalia Posted December 29, 2011 Looks like all of my highlighting the sexual violence in the region paid off, the region is waking up to the plight of women. I would like to thank myself for my formidable research. 2 days ago. Rape Cases On Rise In Somaliland’s Capital Hargeisa HARGEISA (Hadhwanaagtimes) – As Somaliland is still enjoying domestic relative peace, rape cases are increasing, Hatuf Newspaper said on Sunday. Most of rape cases were committed against the girls, whose ages under 20, according Hatuf reporters who visited Hargeisa Hospital and SARC offices. Young children male, female are also among the victims of rape cases, Hospital and SARC officials said. At least ten girls are raped every month in Hargeisa, the capital of Somaliland republic, says Ahmed Dahir Adam, the head of SARC in the city. Mr. Adam added that unemployment is the main factor of rape cases increase as most of Somaliland young boys are sitting streets idle. He called for those unemployed young people should be given opportunity to work to lessen the rise of rape case in Somaliland. Hadhwanaag Times __________________________ For more on my research go to the following links. We have already looked at the following Rape in the Somaliland Presidential Compound http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60143-Rape-in-the-Somaliland-Presidential-Compound Somaliland Gang Rapes Increase http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60093-Somaliland-Gang-Rapes-Increase Somaliland's Female Mutilation "Most Dangerous" http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60094-Somaliland-s-Female-Mutilation-quot-Most-Dangerous-quot US Department of Justice: Somaliland Raped Minorities http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60409-US-Department-of-Justice-Somaliland-Raped-Minorities UN: Somaliland Child Abuses Increase; Sexual Violence/FGM http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60452-UN-Somaliland-Child-Abuses-Increase-Sexual-Violence-FGM?highlight=violence Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted December 29, 2011 ^ Are you competing with XX? Don't stoop to his level dude. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 29, 2011 I am just sharing facts and highlighting a case that needs to be highlighted. Hargeysa, December (Haatuf) – Tirada Hablaha da’yarta ah ee lagula kaco falalka Kufsiga ayaa muddooyinkan u dambeeyey caasimada Hargeysa si xawli ah ugu soo kordhaya, kuwaas oo la sheegay inay geystaan Wiilal dhalinyaro u badan, gaar ahaan kuwa shaqo la’aantu ragaadisay ee ku sugan Xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargeysa. Hablaha weerarka bahalnimada ah lagula kaco ayaa la sheegay inay da’doodu u badan tahay 20 jir wixii ka hooseeya, inkata oo ay jiraan caruur isugu jirtaa Hablo iyo Inamo sidoo kale lagula kaco falal faro-xumayn ah, sida uu sheegay Xafiiska SARC oo Cusbitaalka guud ee Hargeysa u qaabilsan dadka falalka Kufsiga lagula kaco. Maamulka Cusbitaalka, isla markaana ah Madaxa Xafiiska SARC Axmed Daahir Aadan oo maalintii shalay Wariyeyaal ka tirsan Wargeyska Haatuf oo booqday Xafiiskooda si ay wax uga ogaadaan dhibaatooyinka la soo darsa Hablaha Kufsiga lala beegsado ayaa sheegay in ku dhawaad Bishii 10 Hablood oo falal Kufsi loo geystay ay xafiiskoodan wax ugu qabtaan, waxaanu yidhi “Bishii ilaa toboneeye in ka badan inay noo yimaadaan ayaa suuragal ah, hablaha dhibaatooyinka Kufsiga loo geystaan ee xafiiskan yimaadaa waxa ay da’doodu u dhaxayso 20 iyo wixii ka yar, waxaana ku jira Caruur Hablo iyo Inamo aad u yaryar oo la faraxumeeyey, isla markaana tiradoodu way sii kordhayso, waxaana hablaha naloo keeno ka mid ah kuwo ay Kufsadeen ugu yaraan saddex Nin, kuwaa oo aan xataa la ogayn inay caafimaad qabaa oo laga yaabo inay qabaan xanuunada lagu kala qaado galmada, sida Jabtida ilaa Aid-ka oo kale, kuwaas oo ka qayb qaadanaya waxyeelooyinka Kufsigu soo gaadhsiiyo Hablaha”. Maamulaha Cusbitaalka iyo Madaxa SARC Axmed Daahir Aadan mar uu ka hadlayey Raga geysta falalka Kufsiga Hablaha iyo waxyaabaha xafiiskoodu uu u qabto dhibanayaasha ayaa waxa uu yidhi “Dadka falalkan Kufsiga ku kacaa waxa ay u badan yihiin dhalinyaro, waa Active group-ka kuwa loo yaqaano, shaqo la’aanta dhalinyarada haysataana waa ka qayb weeyaan, Markaa waxa muhiimka ahi waxa weeyaan dad Islaam ah ayaynu nahay in diinta lagu dhaqmo ayaa muhiim ah, macnihii Diintu waxa xun oo dhan ayaa inaga joogsanaya, in caruurtan xaafadaha tuban dib loogu celiyo waxbarashadii ama dee camal loo sameeyo, Saldhigu waa Diinta Islaamka oo lagu dhaqmo oo lagaga leexan lahaa xumaantan oo dhan. Inantii yarayd Aroos baan tagay bay odhanaysaa, Arooskaas inta laga soo raacay ayay u badan yihiin Hablaha la Kufsadaa, markaa waalidiintu inay aad ula socdaan ayaa la gudboon, markaa Hooyada ayaa loo baahan yahay inay si weyn uga war hayso oo ay la socoto inanteeda. Xafiiskan ku dhex yaala Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Hablaha la keeno waxa ugu diyaar ah hablo isugu jira Bileys, Looyarkii iyo adeegyadii kale ee Caafimaadka u qabanayey, taas oo loogu talo galay in gabadha waxyeeladu ka soo gaadhay Rag hadana ay Ragg kiiskeeda baadhaan taasi waxa ay ku dhalinaysaa dareen sas leh, balse Hablo marka ay u adeegaan maskaxdeedii ayaa dagaysa”. Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay in Raga loo qabto falalka Kufsiga ah in aan lagu sii dayn xeer jajab ay odayaal gadhwadeen ka yihiin, balse ay maxkamaduhu mariyaan ciqaabta faldambiyeedka uu ku kacay. AllSanaag http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=8347 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 29, 2011 I know what you mean Burahadeer. Clearly this has gone too far and it must be tackled with the utmost care. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted December 30, 2011 Somalia aka pirate boy have you had a personal experience with a gentleman from Somaliland pulling your pants down and putting you on his lap? You seem to be very emotional about these issues you have brought forth.. Btw, this childish method you seem to be employing inorder to silence objective news from the pirate state willnot work. We in Somaliland respect any news both negative and positive. So we thank you for your efforts and we promise to look at all the cases individually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 30, 2011 Abokor, all I am doing is playing ball. If it hurts you then do not play. I mean even the US Department of Justice knows about the plight of women in the great country of Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites