Dr_Osman Posted December 29, 2011 Prof Cabdiweli iyo wefdigiisa oo goobo muhiim ah oo Boosaaso ka tirsan booqday [sawiro] Updated:- 9 hours ago| 0 Commnets Wefdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland oo ay qayb ka yihiin Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo DKG ah ka tirsan oo shalay magaalada Boosaaso soo gaarey ayaa maanta booqday goobo muhiim ah oo magaalada Boosaaso ku yaal. Goobaha ay wefdigaasi maanta booqdeena waxaa kamid ahaa dekedda, iyo Suuqii uu dhowaan dabku qabsaday iyadoo amaanka magaaladuna uu maanta ahaa mid aad loo adkeeyey. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa gudaha dekedda iyo suuqaba socod ku maray waxayna warbixino ka dhegeysteen maamulka dekedda iyo qaar kamid ah ganacsatadii dhuwaan dabkii suuqa ka kacay ku hanti beelay. Sidoo kale waxay wefdigaasi booqdeen Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso iyo saldhigga lagu tababaro ciidamda badda Puntland oo ku yaala meel dhowr km dhinaca galbeedka magaalada Boosaaso kaga beegan. Intii ay gudaha Isbitaalka jogeen waxaa halkaas Mas’uuliyiinta ugu waramay maamulaha Isbitaalka iyo ku digeenkiisa waxayna uga warbixiyeen qaadka Isbitaalka iyo qaybaha uu ka kooban yahay. Weli lama shaacin xiliga wefdiga Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ay magaalada Boosaaso ka dhoofayaan shalay ayeyna ahayd markii iyaga oo qayb ka ah wefdi uu madaxweynaha Puntland horkacayo ay magaalada Boosaaso soo gaareen. Horseed Media Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2011 Bosaaso port looks like an 18 century port very poor and undeveloped but why is Abdicawar still touring the garowe clan enclave shouldn't he be in Mogadishu solving different problems with the parliament and approaching the difficulties that awaits him. I have to say this guy is very disappointing atleast Faarmaajo was doing his job correctly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted December 29, 2011 are you mad because a prime minister (from a REAL recoqnised nation) is touring Bosaso?? as for Bosaso port being so undeveloped why are reer burco using it?? you wont see a person from Garowe or Galkayo using berbera! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2011 ^^ The TFG prime Minister should be in the Somali capital working not touring in some clan state in the north. Alshabaab is fighting against the TFG and Kenyan troops in the lower Juba, Gedo is being bombed by the Kenyan air force. The TFG parliament in Mogadishu is total mess and this guy Cabdi cawar just smiles along and tours around in the garowe clan enclave misplaced priorities i have to say. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted December 29, 2011 this guy Cabdi cawar just smiles along and tours around in the garowe clan enclave misplaced priorities i have to say. the man is doing is job touring a federal state within his nation!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 29, 2011 Xaji, That undeveloped port turned the city into this enuff said Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 29, 2011 Xaaji,respect the prime-minister and stop calling him names please. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 29, 2011 Xaaji Xunjuf;768341 wrote: Bosaaso port looks like an 18 century port very poor and undeveloped but why is Abdicawar still touring the garowe clan enclave shouldn't he be in Mogadishu solving different problems with the parliament and approaching the difficulties that awaits him. I have to say this guy is very disappointing atleast Faarmaajo was doing his job correctly. He is touring another part of Somalia and Mogadishu is STILL running fine. That tells people like you something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted December 29, 2011 These are the kinds of pictures that the international community needs to see. The PM has already shown the world how much Mogadishu has changed by playing soccer on the beach. Now he is showing that his government can still travel to other sides of the country. Well done! 2011 has been fantastic! Quote Share this post Link to post Share on other sites