Duufaan Posted December 27, 2011 For years SL Sol members were bragging the progress made in Somaliland, for many different area, democratic process, safety and security and finally economic development. If Somaliland is not a new India, there is something wrong the picture of Somaliland, we custom to and characterized and represented by SL sol members. Most of us figured out, this was simply revolutionary style propaganda, but never realized the situation in Somaliland is that worse for many people in Somaliland. Very high unemployment for the youth with expensive living standard contributes the problem. SNM territory also known the triangle was always interdependent with it is surrounding neighbors. The people were good traders and their cities were center of trade for large part of Somali. It benefits the community but community remained poorer than other communities because they neither farm, fish nor have large livestock which is primary economic source in Somalia. CONTINUE This what Somaliland media reported? Tirada Hablaha Kufsiga Lagula Kaco Oo Xawli Ku Socda, Shaqo La’aanta Dhalinyarada Oo Qayb Ka Ah Iyo Waalidka Oo Aan Ka War Hayn Xiliyada Gabadhoodu Xafladaha U Baxayso “Bishii Ilaa 10 Hablood In Ka Badan Ayaa Naloo Keenaa, Dadka Falalkan Kufsi Ku Kacaa Waxay U Badan Yihiin Dhalinyaro (Active Group), Xafiiska SARC Waxa Ugu Diyaar Ah Hablo Bileys Ah, Looyarkii Iyo Adeegyadii Kale” Axmed Daahir, Maamulaha Cusbitaalka/Madaxa Xafiiska SARC Hargeysa, December 23, 2011 (Haatuf) – Tirada Hablaha da’yarta ah ee lagula kaco falalka Kufsiga ayaa muddooyinkan u dambeeyey caasimada Hargeysa si xawli ah ugu soo kordhaya, kuwaas oo la sheegay inay geystaan Wiilal dhalinyaro u badan, gaar ahaan kuwa shaqo la’aantu ragaadisay ee ku sugan Xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargeysa. Hablaha weerarka bahalnimada ah lagula kaco ayaa la sheegay inay da’doodu u badan tahay 20 jir wixii ka hooseeya, inkata oo ay jiraan caruur isugu jirtaa Hablo iyo Inamo sidoo kale lagula kaco falal faro-xumayn ah, sida uu sheegay Xafiiska SARC oo Cusbitaalka guud ee Hargeysa u qaabilsan dadka falalka Kufsiga lagula kaco. Maamulka Cusbitaalka, isla markaana ah Madaxa Xafiiska SARC Axmed Daahir Aadan oo maalintii shalay Wariyeyaal ka tirsan Wargeyska Haatuf oo booqday Xafiiskooda si ay wax uga ogaadaan dhibaatooyinka la soo darsa Hablaha Kufsiga lala beegsado ayaa sheegay in ku dhawaad Bishii 10 Hablood oo falal Kufsi loo geystay ay xafiiskoodan wax ugu qabtaan, waxaanu yidhi “Bishii ilaa toboneeye in ka badan inay noo yimaadaan ayaa suuragal ah, hablaha dhibaatooyinka Kufsiga loo geystaan ee xafiiskan yimaadaa waxa ay da’doodu u dhaxayso 20 iyo wixii ka yar, waxaana ku jira Caruur Hablo iyo Inamo aad u yaryar oo la faraxumeeyey, isla markaana tiradoodu way sii kordhayso, waxaana hablaha naloo keeno ka mid ah kuwo ay Kufsadeen ugu yaraan saddex Nin, kuwaa oo aan xataa la ogayn inay caafimaad qabaa oo laga yaabo inay qabaan xanuunada lagu kala qaado galmada, sida Jabtida ilaa Aid-ka oo kale, kuwaas oo ka qayb qaadanaya waxyeelooyinka Kufsigu soo gaadhsiiyo Hablaha”. Maamulaha Cusbitaalka iyo Madaxa SARC Axmed Daahir Aadan mar uu ka hadlayey Raga geysta falalka Kufsiga Hablaha iyo waxyaabaha xafiiskoodu uu u qabto dhibanayaasha ayaa waxa uu yidhi “Dadka falalkan Kufsiga ku kacaa waxa ay u badan yihiin dhalinyaro, waa Active group-ka kuwa loo yaqaano, shaqo la’aanta dhalinyarada haysataana waa ka qayb weeyaan, Markaa waxa muhiimka ahi waxa weeyaan dad Islaam ah ayaynu nahay in diinta lagu dhaqmo ayaa muhiim ah, macnihii Diintu waxa xun oo dhan ayaa inaga joogsanaya, in caruurtan xaafadaha tuban dib loogu celiyo waxbarashadii ama dee camal loo sameeyo, Saldhigu waa Diinta Islaamka oo lagu dhaqmo oo lagaga leexan lahaa xumaantan oo dhan. Inantii yarayd Aroos baan tagay bay odhanaysaa, Arooskaas inta laga soo raacay ayay u badan yihiin Hablaha la Kufsadaa, markaa waalidiintu inay aad ula socdaan ayaa la gudboon, markaa Hooyada ayaa loo baahan yahay inay si weyn uga war hayso oo ay la socoto inanteeda. Xafiiskan ku dhex yaala Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Hablaha la keeno waxa ugu diyaar ah hablo isugu jira Bileys, Looyarkii iyo adeegyadii kale ee Caafimaadka u qabanayey, taas oo loogu talo galay in gabadha waxyeeladu ka soo gaadhay Rag hadana ay Ragg kiiskeeda baadhaan taasi waxa ay ku dhalinaysaa dareen sas leh, balse Hablo marka ay u adeegaan maskaxdeedii ayaa dagaysa”. Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay in Raga loo qabto falalka Kufsiga ah in aan lagu sii dayn xeer jajab ay odayaal gadhwadeen ka yihiin, balse ay maxkamaduhu mariyaan ciqaabta faldambiyeedka uu ku kacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 27, 2011 Extreme poverty, high crime or any social ills is not particular to any region in the world. Picking a tragic moments to score political points is tragic in itself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 27, 2011 Lol, typical Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 27, 2011 Che -Guevara;767969 wrote: Extreme poverty, high crime or any social ills is not particular to any region in the world. Picking a tragic moments to score political points is tragic in itself. It is tragic and not unieque to somaliland. however it is very clear now, that somaliland did not achieved any remarkable economic development and political progressm even been more stable than other regions. Somali goverment invested 10 billion investment Berbera alone, more than, it invested the rest of country except moqdisho. Berbera was the only main port in the country. Burco was trade center for somali livestock and Hargeysa was second capital and the home largest military division. Today, things has changed, Berbera is not only main port but still most of somali livestock go throught Berbera from wajeer to Jigjiga. it could change even more if somaliland continue same political direction and that will effect those peoples livehood/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 27, 2011 I think there's a case to be made for lack of economic development without dragging these sorts of incidents into the discussion so one can score political points. It transforms a serious debates into political mudslinging hence rendering it trivial. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2011 Bacaaaaaaaaaaaaac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted December 28, 2011 Waa yaab maxaa waxwalba la garabsaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 28, 2011 Duufaan, if you'd come home. ... they would have shown you the respect you deserve. Quote Share this post Link to post Share on other sites