Jacaylbaro Posted August 2, 2007 Aug 01 2007 (Somaliland Net) - Xulalka Gobolada Sool iyo Awdal ayaa galabta Ciyaar adag oo ay iskaga Horyimaadeen waxay ku dhamaatay Barbardhac 2 gool iyo 2 gool. Ciyaartan oo ay Daawashadeeda kasoo qaybgaleen Dadweyne aad utiro badan waxa ay ku bilaabantayJawi aad uwanaagsan taasoo ay Xulalka Awdal iyo Sool ay Garoonka lasoo galeen Ciyaar Hufan iyo Farsamo Ciyaareed. Haseyeeshee Daqiiqadii 17 aad ee Qaybtii Hore waxa goolka ku hormartay Gobalka Awdal waxaana Goolkaasi udhaliyay (Xassan C/laahi Dafe) oo Xidhnaa no.17 Qaybtii Koowaad ee Ciyaarta waxay ku dhamaatay (1-0) ay ku Hogaaminayeen Ciyaartoyga Gobalka Awdal . Qaybtii Labaad markii laysugusoo Laabtay waxay Koox kastaaba ay garoonka la yimaadeen dardar iyo dadaal dheeraada markii ay Saacadu maraysay Daqqiiqadii 58 aad ee qaybtii dambe wax Gool labaad keensaday Xulka Awdal waxaana udhaliyay (Suubane Cali Cilmi ) Ciyaaroyga Gobalka Sool ayaa intaa ka dib weeraro isdabajoog ah kuku Qaaday Xulka Gobalka Awdal. Gobalka Sool ayaa Goolkoodii 1 aad la yimid Daqiiqadii 75 aad kaasoo uu udhaliyay Fuaad Abokor X. Cabdi oo Xidhnaa No 15. Sidoo kale mar kale Gobalka Sool Waxa uu Goolkii Labaad dhaliyay Daqiiqadii 85 aad kaasoo uu udhaliyay( Axmad Qani ) oo sitay No 11 waxaanay Ciyaart ku dhamaatay barbardhac . Ciyaartan Galabta dhexmartay Gobolada Sool iyo Awdal waxa ay Noqotay Ciyaartii ugu horeysay ee la bixiyo Kaadhka Cas waxaana qaatay ama lasiiyay laba Ciyaartoy oo ka kala tirsan labada Kooxood . Dhinaca Kale waxa galabta dhacay Koobka isreebreebka Oradka 400 ee mitir taasoo la orday laba wareeg waxaana ugu danbayntii tartanka usoo baxay 8 ciyaartoy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted August 5, 2007 saxiib, can I play in the future?Mise only ppl that live there? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 5, 2007 You can play if you have the citizenship Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted August 5, 2007 British passport I have. But I will them " Adeer reerki iyo dhinca miyaga baan ka imi"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 5, 2007 British passport and dhinacaa iyo miyigii cannot mix ...... you better marry a girl then you have the right to play ....... doesn't cost that much sow maaha ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites