Saalax Posted December 24, 2011 Wasiirada Arimaha Dibada iyo Madaxtooyada Oo Si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Qaahir posted by: Daahir shaami Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey Qaahir oo ay maanta ka degeen waxaana gegida diyaaradaha ku sugaayey oo ka horyimid Dublamaasiyiin iyo masuuliyin ay horkacaysay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Debeda ee qaabilsan Africa ee Dalka Masar, Mona Omar oo uu weheliyo Safiirka Dalka Masar ee Somaliya iyo Somaliland Ayman Magdi Labada Wasiir oo ay gelbinayaan masuuyiin sarsare oo u badan wasaarada khaarajiga ee dalka masar ayaa la dejiyey halkii loogu talo galay oo maqaamsare leh. Weftiga Somaliland ayaa la filayaa in maalinta beriya kulamo la yeeshaan madaxda dawlada masar oo uu ugu horeeyo wasiirka arrimaha debeda ee dalkaasiSocdaalka uu weftiga Somaliland ku tegay dalka masar ayaa ah mid qiimo weyn ugu fadhiya xidhiidhka ay Somaliland la yeelanayso wadamada carbeed iyo kuwa Afrikaba iyadoo ay u muuqato in ay Somaliland ka faa’iidaysanayso isbedelka ka dhacay dalka masar waxana la ogyahay in ay dawlada masaaridu meel muuqata kaga jirto Saamayn weynaha ku leedahay guud ahaanba siyaasada Afrika iyo carabta oo ay tahay halka isku xidha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 24, 2011 http://www.togaherer.com/2011/12/24/wasiirada-arimaha-dibada-iyo-madaxtooyada-oo-si-heer-sare-ah-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-qaahir/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 25, 2011 Very good. Somalia and Somaliland talks have started. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 25, 2011 Carafaat;767461 wrote: Very good. Somalia and Somaliland talks have started. kkkkkk this about Egypt and Somaliland what Somalia talks? don't tell me you believe Waagacusub k. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 25, 2011 Bro, Somalia and Somaliland are going to talk in Egypt. Except the reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 25, 2011 kk did any reliable Somaliland websites mentioned it? if not do not bother us with news from websites like Waagacusuub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 25, 2011 Saalax;767465 wrote: kk did any reliable Somaliland websites mentioned it? if not do not bother us with news from websites like Waagacusuub. He got it from that mad website called allssc Jabhada SNM iyo Dawlada Labo Shariif oo Shir Mu’aamaradeysani Qaahira uga Socdo (xog hoose) London (Allssc.com) 23 Disembar 2011 Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga http://allssc.com/?p=19270 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 25, 2011 Interesting. The frosty relations with Egypt is giving way to a warm one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 25, 2011 So now allssc is right? this is Arab world attempt somalia peace following PM Gas trip to Qadar. others will be invited too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 25, 2011 Duufaan;767510 wrote: So now allssc is right? Who said they are right? the foreign minister visit to Egypt was posted by Somaliland websites days ago before Allssc copied some of the nonsense from Waagacusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 25, 2011 Your websites never writes the true. They never posted before allssc or waagacusub. they did not imform the true reason, your minister is in qairo Egypty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 25, 2011 Duufaan;767515 wrote: Your websites never writes the true.. And Waagacusub, Allssc does? kkkkkkkkk. Give me a break. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 25, 2011 they are very imformative and this case correct Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 25, 2011 Xaaji Xunjuf;767466 wrote: He got it from that mad website called allssc Jabhada SNM iyo Dawlada Labo Shariif oo Shir Mu’aamaradeysani Qaahira uga Socdo (xog hoose) London (Allssc.com) 23 Disembar 2011 Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga http://allssc.com/?p=19270 kkkk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 25, 2011 It must be something to do with Somalia since Egypt does not recognize sl as a country. Quote Share this post Link to post Share on other sites