Dr_Osman Posted December 24, 2011 M.Faroole 2-Shariif oo Hashiis Awood qaybsi wada Gaadhay Sir Culus 24th December 2011 · 0 Comments Waxaa manta gelinkii dambe lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Garoowe Shirkii uga socday Labada Shariif iyo Faroole, waxa ayna ku heshiiyeen qodobo muhiim u ah Awood qeybisgooda Dowladda Cusub ee Soomaaliya. Heshiiska waxaa gundhig looga dhigay laba qodob oo kala ah in Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 225 Xubnood iyo Qodobka labaad oo ah in lagu soo Xulo Nidaamka 4.5 oo Beelaha Soomaaliyeed loo qeybiyey. Haddaba, heshiiska la soo bandhigay waxaa ku hoos qarsoon heshiis si gaar ah ay u gaareen Madaxda Federaalka ee Labada Shariif iyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, waxa ayna sheegayaan warar aad ugu dhow Masuuliyiintaas in ay si gaar ah isugu afgarteen Awood qeybsiga Dowladda cusub ee la filayo in sanadka soo socda bedesho mida hadda waqtigeeda dhamaanayo. Madaxweyne C/raxaman Faroole waxaa loo daayey in uu ka noqdo Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif loo magacaabo Raysalwasaaraha Soomaaliya, Shariif Xasan Guddoonka Baaramaanka Cusub loo dhiibo oo uu Guddoomiye Baarlamaan ka noqdo Dowadda Soomaaliya mar kale. Warku wuxuu intaas ku darayaa in Labada Shariif soo xulaan Xubnaha ****** iyo Digil iyo Mirifle oo ay ka soo jeedaan C/raxmaan Faroole waxaa loo xilsaaray in Beesha ******* martiqaado oo uu soo xulo Xubnaha beesha uu ka soo jeedo maadaama uu yahay ninka loo daayey in uu Madaxweynaha Soomaaliya noqdo. Sadexda Masuul ee Puntland Faroole iyo Federaalka abada Shariif ayaa si adag ugu balamay oo isku dhaarsadeen in ay ka miro dhaliyaan hamigooda Siyaasadeed oo dhaqaale badan ku bixiyaan sidii odayaasha Beelaha dad lagu kalsoon yahay oo iyaga taabacsan u soo xulaan, waxa ayna ku balameen Labada Shariif iyo Farool in sida ugu dhaqsaha badan loogu howlgalo soo gudbinta magacyada Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya. Galgalanews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 24, 2011 Welcome Mohamed Faroole, the new Foriegn Minister of Somalia then. I retract my earlier optimism about Somalia coming back if this has any truth in it. Yes to Abdiweli, no to senile old man who will appoint half of the cabinet from his kids. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 24, 2011 Sirta culus yaa usoo sheegay? loooooool Somali sites are tabloid outlets but Galgalanews is in par with Waagacusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 24, 2011 Mohamed and khadar are politically active!!! Not sure about the rest of the kids Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 25, 2011 It boggles the mind how these sites come up with such trash news.May be some people pay them money to create confusions i guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 25, 2011 AllSSC, WaagaCusub, GalgalaNews, they have a special spot in my heart Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 25, 2011 I think 2012 is the year of the other Somali, the silent majority of Somalia. Those who have beensxcluded so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 25, 2011 Didn't I read this TOP SECRET somewhere few months back??? :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted December 25, 2011 this is not secret, this was the plan, starting campla accord. still same plan and same thieves.they do not agree anything, only acting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 25, 2011 I really like how SOL keep secrets .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 25, 2011 This is nothing but garbage - that's not to say Shariif Ahmed cannot stay in Somali politics for the long run or Faroole can't become Somali president. This is a nonsense rumor but even if it happened it won't send shock-waves or be the strangest thing to have happened in Somali history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 25, 2011 Amaad aragtaa isagoo ICC iyo Interpol raacdaysanayaan madaxweyne ayaad sheegeysaaye? Looba joogee insha Allaah! Quote Share this post Link to post Share on other sites