SayidSomal Posted December 22, 2011 "Walaalkaan mushaawaro lahayn, maqanahaa dhaama" Maxay isku dhaaman labaduba waa waxma tarayaale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 22, 2011 Sayid, maqanaha markuu yimaado ayaa laga faa'iideysan karaa, lakin kan kale isagoo jooga ayuu sifir calaa sifir yahay. Ma kastay?. Waa meesha ay Soomaalidu ka tiraah: 'Madax maqan & middi saawira midna lagama samro!'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 22, 2011 "Aabbahay baa geel lahaan jiray, anigaa dameer leh baa dhaanta" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted December 22, 2011 Meel ama ka muuqo ama ka maqnow adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 22, 2011 Sayid, wa run in labaduba waxba tareen Laakin kan maqan waaba maqanyahay excuse uuba haystaaye kan hortaada yuucan ee irbad dunta ku galineen waa ta ugu daran.... mathalan familigayga maanta hadaan ka maqnahay oo aan wax tareen way xuntahay, laakin waxa ka xun anoo hor yuucan oo wax tareen? do u get what im trying to say lol.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Skeptic Posted December 22, 2011 There was an Arabic poem that went something like, "There are people far away from you, but they are present with you (they still benefit you despite distance) ... and there are those close to you, yet, their names are dead to you (let alone benefiting you, they might harm you more) ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted December 22, 2011 Labo Qaawaan, waa eey is Xambaari kartaa. (Maah Maah Cusub, 2011, NY, fadlan yaa la xadin) Quote Share this post Link to post Share on other sites