Sign in to follow this  
General Duke

BRIEFING NOTE on The Constitutional Conference in Garowe and the Roadmap.

Recommended Posts

Thu, 22 Dec 2011 00:51:53 -0500 am -05:00 -18000

21 December 2011

 

The Reconciliation and Constitutional Conference in Garowe, Puntland, marks another step towards the implementation of the Roadmap for Ending the Transition in Somalia by discussing and agreeing to the constitution-drafting and adoption process.

 

• The meeting includes President Farole, President Sheikh Sharif Ahmed, Speaker Sharif Hassan and Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali, Ministers of the Somali Government, representatives of Ahlu Sunnah Wal Jama’a (ASWJ), Galmadug, 3 of the 9 Committee of Experts, some Civil Society Organisations (CSOs), UN, IGAD, Economic Commission (EC) and a number of Parliamentarians.

 

• The development of a constitution for Somalia is central to a wider series of reforms and actions, required to be implemented under the Roadmap. They fall under the four headings of Security; Constitution; Good Governance; and Outreach and Reconciliation.

 

• The Roadmap was discussed and adopted at a Consultative Meeting in Mogadishu on 6 September 2011. The meeting in Garowe is expected to consider recommendations produced on parliamentary reform, hold discussions on reconciliation initiatives and agree on the next steps for the constitution-making process.

 

• Currently, many hundreds of pages of feedback on the current draft constitution have been received and are being considered by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC). Once a final draft is drawn-up (the Roadmap requires) a Constituent Assembly (to) will discuss and adopt the draft constitution. Political reform will take place step-by-step and must bring together all the major political factions in Somalia in order to build lasting peace and stability.

 

In addition to the Transitional Federal Institutions (TFIs), representatives from the regional administrations of Puntland and Galmadug; the ASWJ; representatives from the business community, the professions, religious leaders, elders, youth and women’s groups have been included in consultations.

 

• To carry forward the next stages of the constitution-building process the Government has appointed a nine-member Committee of Experts and the Prime Minister intervened to ensure that it works with the IFCC.

 

• The Government has appointed a Committee to carry out the process of setting up an Independent Interim Electoral Commission which would oversee the Constituent Assembly, which in turn, would eventually adopt the draft constitution.

 

• Looking towards an electoral process for Somalia and in order to enhance representativeness in Government, the Council of Ministers have set up bodies to deliver the relevant processes.

 

• Building on the growth of security in Mogadishu, the Somali Police and National Somali Security Agency conduct regular patrols and man checkpoints in the city. The National Security and Stabilisation Plan (NSSP) is currently awaiting approval from Parliament.

 

• The Government has supported the establishment of local peace-building initiatives in Galmudug, Himan and Heeb, Puntland and Gedo.

 

• In the humanitarian sphere, the Government has established coordination mechanisms to help improve the delivery of aid, including a Coordination Office in the Prime Minister’s Office and a Disaster Management Agency.

 

• The Council of Ministers have agreed to re-establish the Bureau for the Investigation of Corruption and the Interim Commissioners are currently undergoing vetting processes.

 

Challenges remain. Deadlines have been missed but work is continuing and gradual progress is being made. There have been difficulties in the areas of national reconciliation, declaration of an Economic Exclusion Zone (EEZ) and increasing transparency in governance.

 

Delays have often been due to inadequate capacity, agreement on means of implementation and resources.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samayna dastuur, dhismaha baarlamaan tayo leh & nidaamka dawliga ah ee federaalka oo looga dooday fadhigii shirka wadatashiga Somalida ee maanta.

Fri, 23 Dec 2011 00:10:03 -0500 am -05:00 -18000

Garowe, Dec 22 - Shirka wadatashiga Somaliya ayaa galay maalintii 2-aad oo loo gudbay gorfaynta dastuurka mustaqbalka ee ay Somaliya yeelan doonto.

 

Wasiirka dastuurka ee dawlada federaalka ah C/raxmaan Xoosh Jibriil, iyo wasiir al dawlaha dimuqraadiyadda iyo arrimaha federaalka ee Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale ayaa ka mid ahaa mas'uuliyiinta ka hadashay shirka, tafaasiilna ka bixiyey ajandaha shirka, iyo labada qodob ee dooddu ay ku koobnayd ee ahaa dastuurka, iyo dib u habaynta baarlamaanka.

 

Md. Xoosh ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo baarlamaan tayo leh, oo u adeega bulshada ka hor bisha July 2012. Waxaa uu xusay in ay tahay in laga doodo in loo bahan yahay baarlamaan laba (2) Aqal ka kooban iyo in kale, wadadeese loo mari doonaa dhismihiisa.

 

Khudbad: C/raxmaan Xoosh Jibriil.

 

 

 

Tirada mudayaasha baarlamaanka ayaa sidoo kale uu sheegay in la darso, sida lagu soo dooran doona xildhibaanada, iyo halkee laga soo dooran doonaa mudanayaasha baarlamaanka.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale, wasiir al dawlaha dimuqraadiyadda & arrimaha federaalka ee Puntland oo isna ka hadlay shirka ayaa sheegay in dastuurku uu tiir-dhexaad u yahay jiritaanka ummadeed.

 

"Haddii aanay ummadi lahayn dastuur, waxaa ay horseedaysaa fawdo" ayuu yiri Dr. Jimcaale.

 

"Waa in uu dastuurku noqdaa mid raali gelin kara ummadda Somaliyeed" ayaa uu ku daray.

 

Waxaa uu ka digay in dastuurku uu noqdo mid cid keli ahi la durduriso, isaga oo intaas ku daray in haddii taasi dhaco uu ka iman doono khilaaf aad dani ugu jirin ummadda; waxaa uu sheegay in ay tahay in ummadda laga tala-geliyaa dastuurka, isaga oo xusay dawrka maamul goboleedyada iyo ururada siyaasada ee ka jira gobollada Somaliya.

 

Waxaa uu intaas ku daray in dastuurku uu ahaado mid waafaqsan Axdiga dawladda.

 

Dastuurka ayaa uu Dr. Jimcaale ku sifeeyey kaalin shidaal oo uu gaadiidku shidaal ka qaato, una dhiganta waadi bulshadu ka cabto.

 

Waxaa intaas ku daray in dastuurku uu ytahay haykal ogaalanaya dadku in ay midoobaan, isla markaana nin kastaa gurigiisa uu nadiifsado. Waxaa uu xusay in marka intaas la isla meel dhigo, deetana la bilaabo ka wada-hadalka wadaaga khayraadka, iyo awoodda hay'adaha dawliga ah.

 

Khudbad: Dr. Cabdi Xasan Jimcaale.

 

 

 

Dr. Jimcaale ayaa ku celceliyey in Puntland ay u taagan tahay midnimada Somaliya, meeshana ka saaray wararka kutiri-ku-teenta ah ee sheegaya in Puntland ay ka goosanayso Somaliya inteeda kale.

 

Shirka ayaa la soo gabagabayn doonaa Jimcaha, 23-ka bisha December, 2011.

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

 

Shirkii wadatashiga dastuurka oo maalintii labaad ka socda Garowe, lana guda galay nuxurkiisii doodeed.

 

Garowe, Dec 22 – Maalintii 2-aad ayaa caasimada Puntland ee Garowe waxaa ka socda wejigii labaad ee shirka wadatashiga Soomaaliya kaas oo kulankiisaan looga doodayo arrimaha dastuurka oo ay hoosyimaadaan qodobo badan oo uu ka mid yahay dib-u-eegidda baarlamaanka.

 

Egrooyinka shirka ka qaybgalaya ayaa ka kala socda dawladda federaalka, Puntland, Galmudug, Ahlu-sunna, QM; sidoo kalena ay jiraan goob-joogayaal caalami ah.

 

Shirka oo shalay ku sinnaa furitaan kaliya ayaa maanta si rasmi ah loo guda-galay ajannadayaashii shirkaasi horyaallay ee la xiriiray arrimaha dastuurka, iyadoo xoogga falaqayneed mawduucaasi ergooyinku si kulul uga aragti dhiibteen.

 

Guddiyo turxaan-bixineed ayaa maanta ay iska xuleen ergooyinka kala duwan ee shirkaasi ka qaybgalaya iyadoo maamul kasta ama urur kasta si gaar ah u faristay si ay uga baaraan-deggaan doorkooda falanqayneed ee arrimaha laga doodayo, si kadibna la isula soo laabto nuxurro hal-beegaysan oo la soo miidaandayey.

 

Ajandaha ugu weyn ee laga doodayo ee dastuur ayaa waxaa hoosyimaada dhawr qodob oo ay ka mid yihiin:

 

i) Yaraynta tirada mudanayaasha baarlamaanka federaalka,

ii) Rogrogidda qorshaha wax qaybsi ee 4.5-ka,

iii) Sal-u-dhigidda hannaanka federaaliisimka, iyo arrimo kale oo isla dastuurkaasi la xiriira.

 

Qodobada maanta laga doodayo oo ah dhumucda shir waynaha wadatashiga dastuurka ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in islameelayntooda berri oo Jimce ah in lagu dhawaaqo.

 

Shirka wadatashiga ee galay maalintiisii 2-aad ayaa ah mid qayb ka ah fulinta qorshaha tubta nabadda oo ah mid muddo lagu hawlanaa meel marintiisa.

 

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

"Challenges remain. Deadlines have been missed but work is continuing and gradual progress is being made. There have been difficulties in the areas of national reconciliation, declaration of an Economic Exclusion Zone (EEZ) and increasing transparency in governance.

 

Delays have often been due to inadequate capacity, agreement on means of implementation and resources."

 

 

 

this is about three things

 

1) EEZ, which both faroole and Gas supports but thanks TFG parlament and few activist it not done deal

 

2) Clan fedralism conctitutional which father weaken somalia and make difficult to unify clans which majority of somalis oppose

 

3) Replace the Shariif with a similar person

 

We will see how it will end

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

"Challenges remain. Deadlines have been missed but work is continuing and gradual progress is being made. There have been difficulties in the areas of national reconciliation, declaration of an Economic Exclusion Zone (EEZ) and increasing transparency in governance.

 

Delays have often been due to inadequate capacity, agreement on means of implementation and resources."

 

 

 

this is about three things

 

1) EEZ, which both faroole and Gas supports but thanks TFG parlament and few activist it not done deal

 

2) Clan fedralism constitutional which father weaken somalia and make difficult to unify clans which majority of somalis oppose

 

3) Replace the Shariif with a similar person

 

We will see how it will end

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this