Carafaat Posted December 21, 2011 Degmada Holwadaag oo markii ugu horeysey laga dhigey ruwaayad (Daawo sawirada) Degmada holwadag oo marki ugu horeysey laga dhigey ruwaayad tan iyo marki dalka Soomaaliya ka bilowdeen dagaladi sugeeye ay waxa uu galey dalka marxal adg tas oo ayugu wacneed in la wayo adeegyadaii bulshada sida korontada biyaha isgarsiinta iwm. Hadaba burburka so garey casimada somaliya waxa hoos u dhacay muuqaaldii lagu yaqaney muqdisho iyodoo ad loo boobey wax alle alle wixii yaleymagalada gadiidka dhismyasha jingadaha iyo dhaman bililqoxogan lo geystey bangigi dhexe Soomaaliya Hadaba manta waxan argney in degmooyinka dagalada ku sonaq noqden iney haatan laga dhigayo ruwayada iyo cayaraha hadnewali waxa jirto iney laga war heyn dadka danyarta ah ee dagalda wax ka so gareen guryhooda tas oo lagu guldaeystey in wax laga qabto mamulda ka jira degmooyinka kale ee goblka banadir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 21, 2011 Al Shabaab would have slaughered these innocent kids, if they saw these. But Maanshallah Al Shabaab is gone and will never return anymore inshallah. Where is Maddeey?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted December 21, 2011 Maaddeey wuxuu yidhi aan ooyee albaabka ii xidha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 21, 2011 Waa caadi. walaalkeen waan suginaa intu ka samriyo Al Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 21, 2011 LOL, Carafaat & Showqi, dawladnimadu ma waxay noqotay ciyaal isku niikinaayo inaad keentaan! Acuudubillaah!. Maxaa adinka la idinka sugaa, haddii Shariifkii ku soo xanbaxay xiriddii Shineemada (Sii -Sii), uu hadda lacag u ururinayo sidii Tiyaatarka loo dayactiri lahaa si ummadda loo fasahaadiyo!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 21, 2011 Ku dharo in aanad ku niikin Xamar back in the days? I bet you were the top niiko dancer in club Lido, before you became Sheick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 21, 2011 carafaat ninkaaneeti maadey waxoow rabyaa in barbaarta ee isqarxiyan oo dhamaadaan ee iney baashaalan wax bartaan nabad iyo xornimo ku nooladaan uu diidan yahi walibana uu moodaa iney diintu saas tahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 21, 2011 Carafaat;766625 wrote: Ku dharo in aanad ku niikin Xamar back in the days? I bet you were the top niiko dancer in club Lido, before you became Sheick. And you beleive that he is even Sheikh now? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Skeptic Posted December 21, 2011 With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 21, 2011 what does riwaayad have to do with drought and never ending violence?? u kebaabis are weird walahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
GoldCoast Posted December 21, 2011 Skeptic;766673 wrote: With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ... What a joke and tasteless analogy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted December 21, 2011 Skeptic;766673 wrote: With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ... that's why people need to be free of religion! Quote Share this post Link to post Share on other sites
aero Posted December 21, 2011 burahadeer;766707 wrote: that's why people need to be free of religion! Who mentioned anything about religion? Paranoid much? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted December 21, 2011 aero;766708 wrote: Who mentioned anything about religion? Paranoid much? can't you read or see what "skeptic" said ...or you just picked the last poster & jump with the pen. Quote Share this post Link to post Share on other sites