Carafaat Posted December 20, 2011 Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday iyo Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka qaybgalay Munaasabadaasi (Daawo Sawirada). Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo uu madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ka soo qaybgaleen Munaasabadaasi, iyagoo ka soo duulay Magaalada Garoowe oo ay shalay gaareen. Xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Iskool Buluusiyo ee magaalada Muqdisho, iyadoo xubno fara badan oo dowladda KMG ah ka tirsan ay ka qeybgaleen oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno, mas'uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, taliyeyaasha ciidamada iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 After 20 years of UNOSOM, AMISOM, Xabashi's, Army and all other kind of mercenaries and militia's, finally they are back. The Police is back in Muqdisho. No other institution can better personificate the state and put in practice the enforcement of law, protect property and reduce crime, then the Police. The best army in the world cant do the work of a policeman. President Sheick Shariif has done a good job, far better then most have expected. Therefor all those who have mocked him and called his Presidency a failure can now apologize publicy on SOL and . People Like General Duke, Ngonge, Zack, Xaaji Xunjuf, etc, etc should admit how wrong they were on this men. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 20, 2011 ^Duqa, markey Xabashidu joogtayba sidan bey Police-ku u dabaal-degi jireen, maxaa cusub ood heysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Markaa Police laguma arki jirin wadooyinka, askar kaliya. Maaddeey, adigu listka mucaaridka nabada iyo horumarka Shariifka keenay meel sare ayaa kaga jirtaa. Fadlan raali galin bixi, waa lagu saamixiyaa markaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar-haye Posted December 20, 2011 as much as this sight is pleasing to those who loan for order and stability, its premature to consider it as the end of as you say "20 years of UNOSOM, AMISOM, Xabashi's, Army and all other kind of mercenaries and militia's". their mere existence is as result of the presence of Amisom troops and no one is really sure about how effective they are or will be. in all likely-hood they will be as corrupt as any of the many noneffective institution that compromise the TFI. i do share your optimism and the hope that thinks will change for the better in somalia, (IA) but i don't think that much credit should be accorded to Mr. Sherif. Quote Share this post Link to post Share on other sites
aero Posted December 20, 2011 Great news. I'm not sure how long it'll last but hey job well done. Having a boot camp wouldn't hurt. I see a few tubby folks and a hand full of skeletors. Boot camp builds strength and muscle . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 20, 2011 The same as in 2007, only thing that changed is the uniform. I hope it works this time around. Great job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 20, 2011 Carafaat, almost every night dagaal ayaa Xamar ka dhaca, qaraxyadana waa joogto, ku dar dhibaatada ay mar walba ciidamada TFG shacabka 'qaxootiga' u geystaan ee dilka & dhacu ka mid yahay. Cawaantan wax lagu amaano lama imane yeysan ku dambaajin!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Many Somali's seem to confuse Police with Army because both wear uniforms and carry weapons. But internal security can only be brought back by the Police. Police personnel are recruited locally and its main goal is enforcement of Law and protection of civilians rather then fighting an outside enemy and therefore are more sensitive to local sentiments and cooperate with civilians for internal security. This makes the police more conducive to handling internal security duties. And its the first time in more then 21 years that real police are patrolling the streets of Muqdishu, rather then army dressed up as police and doing police work or !!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 20, 2011 Maaddeey;766391 wrote: Carafaat, almost every night dagaal ayaa Xamar ka dhaca, qaraxyadana waa joogto, ku dar dhibaatada ay mar walba ciidamada TFG shacabka 'qaxootiga' u geystaan ee dilka & dhacu ka mid yahay. Cawaantan wax lagu amaano lama imane yeysan ku dambaajin!. lol abu mansuur aa meeshaaneti ka hadlooya mujaahidiinta aa la taageera maahino? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 20, 2011 ^Cambuulo, Abu Mansuur maxaa meesha keenay?, waxa aan ka hadlay maxaa qalad ka ah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 20, 2011 its just ironic nin shabaab taageersan oo saas uu hadlaaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Maddeey, khalad weyn ayaa lagalay wakhtigii 2006/2007 weerar lagu qaaday ICU. Laakinse khaladkaa aan wax ka barano, oo cidii meel maamul u sameenisaa ha la tageero oo lala shaqeeyo, oo ha la toosiyo wixii qaldan. hadii kale ma sidaad uun ayee umadu ku jiri. Markaa anigu horeey wallahi maan taagi jirin TFG, laakinse maanta madama ee Muqdisho oo dhan yaga ee hoostimada, shacabkii ee daleen, xal diyaar u yihiin, waan ku khasbanahay magalada cidii shacabku ogol ka yahay oo sharci ku maamulisa ina la tageero. markaa waa xal, mid qurux badan maha. laakinse waa Xal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 20, 2011 Thanks carafaat, Dad badan baa ka ooyi, oo ka nixi runtii Sawiradan aad soo gelisay, oo 20 sano ku faaneyey burburka iyo Jabka Xarunta Umma Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites