Somalia Posted December 20, 2011 (Hadhwanaagnews) Tuesday, December 20, 2011 Gaalkacyo(HWN) Xildhibaano Ka tirsan barlamanka Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii Ka Qaadeen Mar Kale Madaxweeynaha Galmudug State Gaalkacyo(HWN) Xildhibaano Ka tirsan barlamanka Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii Ka Qaadeen Mar Kale Madaxweeynaha Galmudug State Madaxweyne Caalin oo dhawaan ay Xilka Ka tuureen dhawaan shir ay yeesheen Barlamanka Galmudug ayay Xilka Kaga xanyuubiyeen madaxweyne Caalin hayee shee ma aysan Noqon mid hir gasha in ay xilkaa ka tuuraan diidmo yo is qab qabsi kadib uu Xilka sidiisii usii Hayay Xasan Maxud Heyl oo ah afhayeenka Barlamanka galmudug oo shir jaraa,id Gaalkacyo ku qabtay ayaa sheegay in ay xilkii Mar kale Ka Tuureen Madaxweyne Caalin oo ay ku eedeeyeen in uu musuq Maasuqo hantida dadka iyo Tan dhaqaalaha Maamulka sidaana ay jagada kaga Tuureen Muranka ka dhex aloosan barlamanka iyo madaxweyne Caalin ayay Keentay in dhamaan laka diro barlamankaasi kadib markii Maalinkii shalay uu war saxaafdeed uu ku sheegay Madaxeynaha in uu kala diray xildhibaan Kadib Markii ay ku fashilmeen Howlihii loo egmaday Dadka siyaasada indha indheeya ayaa ka hadlay qilaafka xoogan ee ka dhaxeeya barlamanka Maamulkaasi iyo madaxweynahooda ayadoona ay ku Tilmaamen mid fowdo ah oo sidii caruurtii oo kale ay udhaq mayaan Wariye Xasankuuriya Hadhwanaagnews/office Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 since when do you consult Somaliland websites for Galmudug news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 20, 2011 I do not go on those websites for Galmudug news, just happened to be there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 20, 2011 loooool galmudug maamul ee ka taalo waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites