Jacaylbaro Posted December 20, 2011 Waxaa garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde soo caga dhigtay duyuurad waday boqolaal ciidan Jabuutiyaan ah oo iyagu hor dhac u ah ciidamadii qalinka lagu duugay in ay Jabuuti geyn doonta dalka Soomaaliya, Diyaaradan ayaa la noo xaqiijiyey in ay Siday Ciidan ku labisan dirayska Dawlada Jabuuti,boorsooyina dhabarka ku sitay. Sida ay noo xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugnaa garoonka Diyaradaha ayaa waxa uu yiri “walaal ciidanka waxa ay ka socdeen Jabuuti waxaana la sheegay in ay hor dhac u yihiin ciidamadii ay balanqaaday dowladda Jabuuti” sidaa waxaa yiri Goobjooji Ku sugnaa garoonka gudihiisa. Ugu danbeyntii ciidankaasi ayaa ahaan doona cutubkii ugu horeeyay oo ay Jabuuti gaarsiisay magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaatan dagaalada u dhexeeya dowladda Soomaaliya oo garabsiinayaa AMISOM iyo Kooxda Alshabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ace of Spadez Posted December 20, 2011 Jacaylbaro, when do you think Somaliland will send troops? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 20, 2011 Well done Halyey Ismacil Cumar geele. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 20, 2011 They might as well got piece of the pie too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Good move. Somali issue's should be solved by Somali's themselves. If the TFG or regional admins would invite Somaliland to send peace keeping troops. I would be all for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 20, 2011 ^LooooooooooooooL@Somaliland sending peacekeepers-riyo. There's nothing Somali about people who come to kill Somalis in Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Che, wouldnt you rather have Somali's troops then foreign troops in Muqdisho? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 20, 2011 ^If they are killing my people, I could careless what language they speak. They should be paid in kind. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 even in that case a real patriotist would rather have his own kind as butchers then have foreign butchers. I doubt your patriotism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 20, 2011 Secessionist questioning people's patriotism. That's rich. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 20, 2011 What is the number of DJ troops. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 20, 2011 waa hal batalyo afka fransiska oo macnaheedu yahay 1000 askari ama soo wada dirnay waxaanu ciidan haynay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 20, 2011 so what are they gona do ?? ,,, cook for amisom ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 20, 2011 I like this qori of theirs. It looks like dabajeex, without the long silsilad of xabbadaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 20, 2011 ?^I looks like a sniper gun, Anyway, Djibouti-ans, Welcome home,Thanks, They should have come long time ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites