Dr_Osman Posted December 20, 2011 Madaxda Somalia & PL oo kormeerey xarumo( Sawiro & Warbixin) 20 Dec 20, 2011 - 12:52:31 AM GAROWEONLINE Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu weheliyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxaman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa saaka kormeer ku tagey goobo ku yaal magalaada Garowe oo ay ka mid ahaayeen jaamacada Puntland State University PSU oo shirku ka furmayo iyo qaar ka mid ah xerooyinka ciidamada Puntland. Waxaa ku weheliyey booqashada labada madaxweyne Gen.Cabdisamad Cali Shire madaxweyne kuxigeenka Puntland,qaar ka mid ah wasiirada DF Somalia iyo sarakiisha ciidamada Puntland. Ugu horeyn waxay kormeer ku tageen Jaamacada PSU Garowe hoolkeda oo lafilayo inuu ka furmo maalinta beri ah shirka wadatashiga Somalida,waxayna soo indha indheeyeen guud ahaan qaybaha kala duwan ee Jaamacada. Halka laga dhisayo garoonka kubada cagta Garowe ayaa ahayd goobta labaad ee ay saaka kormeerka ku tageen madaxda DF Somalia iyo Puntland,waxana halkaasi ay salaam sharaf kaga qaateen cutub ka mid ah ciidamada booliska badda Puntland. Sidoo kale waxay tageen saaka xerada ciidamada daraawiishta Puntland ee 54-aad oo heegan ugu ahayaeen halkaasi ciidamada difaaca Somalia,waxana madaxdu ay kasoo jeediyeen halkaasi hadalo kooban oo isugu dhiirigelin iyo bogaadin ay kula dardaarmayeen ciidamada in ay istaagaan dalka inay ka difaacaan cadowga soo weerary oo Alshbaab ugu horeyso. Gen,Siciid Maxamed Xirsi taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland ayaa madaxda warbixin kooban ku siiyey halkaasi waxana sido kale ay soo mareen qaar ka mid ah xafiisyada ciidamada Puntland. Ugu danbeyn waxa ay soo khatimeen socdaalkii saaka xarunta barlamanka Puntland oo ka socdaan hawlo dhisitaan,iyadoona gudoomiyaha barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi uaga waramay madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed hallka ay marayaan hawsha dhistaanka hoolka cusub oo lafilayo inay ku shiraan mudanyaasha barlamanka Puntland goor dhow. Wafidga ka socda DF Somalia ayaa ah kii ugu horeyey oo soo gaara Puntland si ay uga qaybgalaan shirka wadatshiga Somalida ,waxana maanta Garowe ka socota qabanqaabada soo dhaweynta martida ka qaybgalaysa shirka oo uu ka mid yahay gudoomiyaha barlamanka Somalida Shariif Xasan Shiikh Aadan. Halkan ka dhageyso warbixin ku saabsan Kormeerka labada madaxweyne http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxda_Somalia_PL_oo_kormeerey_xarumo_Garowe_maanta.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 20, 2011 Meesha maxaa ka uraya ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Dr_Osman;766249 wrote: What do you think Sheick Shariif said? I think Sheick Shariif something like: "I enjoyed my tour through Garowe, its my second time already. I always love to visit Puntland, me and my folks feel very welcome here, its feel also very safe for us. My good and dear friend Faroole always wants me to come and visit, which I always do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 20, 2011 Darawish Marina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 20, 2011 Places visited include; 1. PDRC conference hall where the conference will take place 2. New Presidential Palace Construction Site 3. New Parliament Building Construction Site 4. Base 54 and Marine Base Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 20, 2011 Wallahi those are some awesome pictures! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 20, 2011 Especially the last one with the Fords in the background. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 20, 2011 In diplomatic "etiquette" who is the most senior here? Faroole or Sharif? Or are they on an equal footing until the federal stuff is agreed and ratified? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ace of Spadez Posted December 20, 2011 NGONGE, The most senior would have to be Mr. Mahiga who is sponsoring this conference; however, between Sharif & Farole on paper it Sharif. It doesn't look like it though. In any case it is a sight for sore eyes. This conference being held inside Somalia is a breakthrough. Sooner or later something that will stick will come out and benefit Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 20, 2011 ^^ Salaan sare, saaxib. Long time no hear. Hope all is well with you. Farole pulled a masterstroke there but will he follow it through or let his infamous mood spoil it all by squabbling over some pointless detail? Interesting stuff nonetheless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ace of Spadez Posted December 20, 2011 Salaan Sare Saxiib. Farole will not deliver, neither will Sharif. Nevertheless, what needs to be celebrated is the shift from wandering in the desert like the lost tribes of Isreal. They have finally come home. This is a turning point for Somalia's rebirth. There will be hurdles, Ethiopian/Kenyan invasion, AMISOM/Uganda interference etc, but those can all be overcome when you are prepared to take your destiny in to your hands and sit down with your fellow citizens to hammer out a solution no matter how long it takes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 20, 2011 Jacaylbaro;766254 wrote: Meesha maxaa ka uraya ?? qof aan garanaya dhuusay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Ace of Spadez;766286 wrote: Salaan Sare Saxiib. Farole will not deliver, neither will Sharif. Nevertheless, what needs to be celebrated is the shift from wandering in the desert like the lost tribes of Isreal. They have finally come home. This is a turning point for Somalia's rebirth. There will be hurdles, Ethiopian/Kenyan invasion, AMISOM/Uganda interference etc, but those can all be overcome when you are prepared to take your destiny in to your hands and sit down with your fellow citizens to hammer out a solution no matter how long it takes. Indeed, its a step forward after dozens of Somali 'Peace' Conferences in foreign lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 20, 2011 The secessionist are smelling something here. Ah the usual snide hateful comments for what they fear most is Somalia unity which will leave them isolated and rather weak. So far so good. Quote Share this post Link to post Share on other sites