Che -Guevara Posted December 27, 2011 MMA, Showqi and Val, Hodan is OUT Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 27, 2011 Not a bad scoreline, though. Dhib maleh. As Reer Maple Leafs of Koronto say, whose hockey team hadn't won a championship since '67, it is always next year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 27, 2011 ^LooooooooooooL...Well, I am to report Yaaqshid has shot at the cup. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted December 27, 2011 DEG DEG: Gaari ay saarnaayeen Taageerayaasha Degmada Wada Jir oo goor dhow ku rogmada agagaarka Isgoyska Dabka War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Shir gaari qasaare baaxad leh geystay uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka, kadib markii gaari kuwa xamuulka oo ay ka buuxeen taageerayaasha degmada Wada Jir uu kula rogmaday halkaas. Qasaaraha oo aan wali la heyn tiradooda ayaa goob joogayaal ay sheegeen in dhimasho iyo dhaawac fara badan uu ka dhashay shilka oo ahaa mid aad u xumaa. Wararka ayaa intaa ku daraya in gaariga rogmaday uu hada ku dul jiifo qaar ka mid ah dadkii saarnaa, iyadoo ay socdaan gurmad la doonayo in dadka laga soo dhex saaro gaariga. Mar aan la xiriirnay Gudoomiyaha degmada Wada jir Axmed Daaci ayaa inoo sheegay inuu ku mashquulsan yahay tirakoobka iyo qasaaraha uu geystay shilka, isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay. Ciyaartii Sema Finalka ee Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo galabta ay isaga hor-yimaadeen degmooyinka Wada Jir iyo Yaaqshiid ayaa bar bar dhac gool iyo gool ku dhamaatay, iyadoo degmada Yaaqshiid ay markii dambe ku badisay rigoorayaal la dhigay oo ay ugu soo baxday Finalka. Tartanka ciyaaraha degmooyinka oo ah mid xiiso gaar ah leh ayaa waxaa u soo daawasho taga boqolaal dadweyne ka kala yimaada 16-ka degmo, iyadoo Maamulada degmooyinka ay u sahlaan dadweynaha gaadiid ay ku tagaan garoonka, si ay taageero ugu noqdaan Ciyaartoyda degmooyinka. Wixii ku soo kordha qasaaraha shilka kala soco wararkeena dambe Source: jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted December 27, 2011 Waxaa la igu dhahay the lack of proper street lighting is hindering rescue workers trying to help the victims. Pray for them in uu Ilaahay nabad yeelo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 27, 2011 Alla Yarxam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 27, 2011 Maasha Allah walaahi this is such a good feeling! Just look at the fans, there faces! dadkaan dhibka ee ku jireen mar dhaweed iyo hada ma islaha... ilaahoo wadankeena nabad noogaga dhig.. Walaahi I wish I was watching these games.... MMA, labo jir xaafada Hodan soc soconjiray oo shaxaari ahaa waa laga sheekeen jiray.. Ani sheeko caruureed aan u qabi jiray..Ninkoo cilan ahaa oo kabo ku luujiteen jiray ikwatoore ayaa kabacdi lagu sheegay.... Showqi loool abaa MMA naga qabo nooh.... abo jir anoo ah aan teerabuunka lug ku tagi jiray oktoobar kaste kulahaa!!!! Yaaqshiid ayaa leh koobkaan... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted December 28, 2011 Tuujiye;768090 wrote: Maasha Allah walaahi this is such a good feeling! Just look at the fans, there faces! dadkaan dhibka ee ku jireen mar dhaweed iyo hada ma islaha... ilaahoo wadankeena nabad noogaga dhig.. Walaahi I wish I was watching these games.... Tuujiye, runtaa waaye the crowd looks like they are watching the World Cup. Xamaasada wajigooda ka muuqata fiiri..... Che, is Hodan out already?............Ooh No:mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 28, 2011 ^what is that guy doing? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 28, 2011 Yaaqshiid Oo Dirqi Isaga Reebtay Wadajir”DAAWO SAWIRRADA” Published on December 27, 2011 by Jayte · 46 Comments · 6,360 views Tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo maraya marxaladihii ugu dambeeyey ayaa waxaa galabta garoonka Coonis Stadium degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ciyaar kulul ay ku dhexmartay degmooyinka Wadajir VS Yaaqshiid ayadoo kulankaasina uu ahaa Semi finalka tartanka degmooyinka. Garoonka oo maalinba maalinta ka dambeysa taageerayaasha,mas’uuliyiinta iyo dadweynaha usoo daawasha taga ay sii kordhayaan ayaa waxaa maanta uu ahaa jawigiisu mid ka duwan sidii hore marka loo eego xaga xamaasada kulanka iyo xifaaltanka ay muujiyeen taageerayaasha labada degmo waa Wadajir iyo Yaaqshiid. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay weerar iyo weerar celis waxaana qeybta koobaad lagu kala nastay gool iyo eber oo ay ku hogaamineysay degmada Yaaqshiid balse markii qeybta Labaad la isku soo laabtay ayaa waxaa degmada Wadajir usuurto gashay ciyaartooydeeda iney keensadaan gool taasi oo ciyaarta ka dhigay bar baro. Waqtigii loogu talagalay ciyaarta iyo daqiiqadihii dheeriga ahaa ee lagu darayba waxaa ay isla dhaafi waayeen bar bar dhac oo min hal gool ah waxaana markii dambe lagu kala saaray rigoorayaal taasi oo degmada Yaaqshiid ay ku badisay. Degmada Wadajir waxay kaalinta Seddexaad la ciyaari doonaan degmada Hodan oo shalay laga adkaaday halka ay degmada Yaaqshiidna maalinta jimcaha la ciyaari doonto degmada Dharkenley ciyaarta Finalka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted December 30, 2011 Breaking news: Dharkeenley won the tournament, congratulations! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 30, 2011 Dang it but CONGRATULATIONS to DHARKEENLEY. Quote Share this post Link to post Share on other sites