Dr_Osman Posted December 18, 2011 Wariye ka tirsanaa TV-ga Horn Caple oo galabta lagu dilay Magaalada Muqdisho Updated:- 37 mins ago| 0 Commnets Nin ku labisnaa dareyska ciidamada dowlada FKMG Soomaaliya ayaa galabta si bareer u ugu toogtay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho wariye C/salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo ka tirsanaa TV-ga ku hadlo afka Soomaaliga ee Horn Caple. Marxuumka oo si weyn loogaga yaqaanay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ninka dilay uu rasaas madaxa kaga dhiftay xilli uu gaari uu watay wariyaha ku baarkimayey dhismo u dhaw Hotel Madina ee degmada Xamar Jajab. Goobta lagu dilay waxa ay in yar u jirtaa xafiiska TV-ga Horn Caple ee magaalada Muqdisho, waxaana isaga oo dhaawac ah C/salaan Xiis laga qaaday goobta, hase yeeshee waxa uu dhintay daqiiqado kadib. Alla ha u naxariistee Xiis ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah lagu aaso magaalada Muqdisho. Waa warihi ugu horeeyey ee sanadkaan sii dhamaanaya lagu dilo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 18, 2011 I hope the somaliland folks learn that your battle is with mogadishu and dahir calasow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted December 18, 2011 Dr_Osman;765839 wrote: I hope the somaliland folks learn that your battle is with mogadishu and dahir calasow What's that supposed to mean?! Horn Cable Journalist Slain In Morguedishu Is that remark an insult to our Capital city? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 18, 2011 If you mean mogadishu yes that was our capital city when it was a diverse peaceful city today how-ever morguedishu is not a capital city but a city of special interest groups Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 18, 2011 Ilaahaay ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 18, 2011 Dr_Osman;765839 wrote: I hope the somaliland folks learn that your battle is with mogadishu and dahir calasow What has this killing to do with sl? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 18, 2011 Allah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 18, 2011 Allah ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 18, 2011 So sad ,,, Allah ha u naxariisto weriyaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 18, 2011 Dr_Osman;765839 wrote: I hope the somaliland folks learn that your battle is with mogadishu and dahir calasow Adigana Ilaahay ha kuu naxariisto ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 18, 2011 ^LooL....why do you wanna kill him? AUN marxuumka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 18, 2011 Reer barigu ayaa yirahdo salada tuko intanan lagu tukan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 19, 2011 Eebba ha u raxmado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 20, 2011 Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya: "Baaritaanno ayaa socda oo lagu soo qabanayo kuwii ka dambeeyay dilka Weriye C/Salaan Xiis si sharciga loo soo taago" Wasiirka Warfaafinta Dowladda KMG ah C/qaadir Maxamed Xuseen Jaahweyn ayaa ka hadlay dilkii weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo shalay kooxo dareyska ciidamada gashan ay ku dileen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, wuxuuna Wasiirku sheegay in dilka weriyaha baaritaanno loogu jiro kooxihii ka dambeeyay oo uu sheegay in si degdeg ah loo soo qabanayo isla markaana sharciga la soo taagayo. Isagoo ku hadlayay codka Dowladda KMG ah ayuu sheegay inuu si weyn uga xun yahay dilka Weriyihii Telefishanka Horncable ee magaalada Muqdisho C/Salaan Sheekh Xasan Xiis oo askari ka tirsan ciidamada Dowladda ku dilay magaalada Muqdisho. "Baaritaanno ayaa socda oo lagu soo qabanayo kuwii ka dambeeyay dilka Weriye C/Salaan Xiis si sharciga loo soo taago" ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in wax laga xumaado ay tahay dilalka iyo tacadiyada loo geysanayo Warfidiyeenada. Dhinaca kale Md. Jaahweyn ayaa tacsi u diray dhammaanba ehelada weriye C/Salaan Xiis iyo bahda saxaafadda Muqdisho, isagoona sheegay in dhacdadii shalay lagu dilay weriyahaasi, wuxuuna caddeeyay in dowladdu gacan bir ah ku qaban doonto kuwii ka dambeeyay iyo kooxihii soo abaabulay falka lagu khaarajiyay weriyaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites