Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ahlusuna Militia and TFG loyalists clash in Cabuudwaaq with deadly casualties

Recommended Posts

Dagaal xoog leh oo caawa ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduyd

 

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 10 kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib marki uu dagaal ku dhex maray dagmada Caabudwaaq laba Ahlu Suna iyo maleeshiyo taabacsan xildhibaan ka tirsan baarlamanka KMG Soomaaliya.

 

Dagaalka oo bilowday galabta qorax gaabadki ayaa la sheegay in ilaa iyo xiligaan uu ka soconayo magaalada, xilli ay go,antahay dhamaan si gaarsiinta.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in dad badan ay ka bara baxeen Caabudwaaq, dagaalkana uu ku faafay qeybo badan oo magaalada ah.

 

Sababaha keenay dagaalka waxaa lagu sheegay xildhibaan C/fataax oo ay Ahlu Suna uga shakiyeen in uu dhaq dhaqaaq maamul sameyn ah ka waday Caabudwaaq.

 

Maanta ayaa hadal kasoo baxay Ahlu Suna waxaa amar lagu siiyey dhamaan siyaasiyiinta ka tirsan dowlada ee jooga halkaasi in ay ka baxaan, sidoo kalana aysan soo gali karin amar la,aan.

 

Dadka ku nool degmada Xeraale iyo deegaanka kale ee Balanbal ayaa sheegay in ay ka baxeen halkaasi ciidamo gurmad ah oo ka tirsan Ahlu Sunna.

 

Wixi kusoo kordha kala soco Horseed Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war,famine & silic in every region in somalia & they lose so much time envying stability...we wish them good luck & they wish somaliland bad luck!

Chicken come home to roast!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
galia   

Somaliland is burning and this fool 24/7 because of tribal hatred for the people of the South brings every bad news.

 

Loser love it or hate it, Somalia will rise.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this