Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2011 War Deg Deg ah:Mushkilad ka dhacay Taleex oo dad ay ku dhinteen kuwana ku dhaawacmee. December 17, 2011 Taleex:-(RT) Magaalada Taariikhiga ah Ee Taleex ayaa war iminka na soo gaadhay waxa uu sheegayaa in nin dablay ahi laba nin ku dilay halka midna dhintay mid kalena dhaawac yahay. Ninka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabijiray Keyse Muse Deri oo ka mid ahaa koox budhlay ah oo katimi garoowe oo uu horboodaayay Garaad saleebaan, dad goob joogayaal ah ayaa waxay noo xaqiijiyeen inuu dhintay Keyse halka nin kale oo magiciisu aanu na soo gaadhin uu yahay dhaawac culus kaasoo loola cararay cusbataalka magaalada Garoowe oo iminka lagu daweenaayo. Ninka dhaawacmay oo sida wararku sheegayaan ahaa Darawalkii Garaad saleebaan ayay xabaduhu kagadheceen caloosha xaaladiisana iminka laga dayrinayaa. sida ay dadgoobjooga yaali nooxaqiijiyeen ayaa waxaa la sheegayaa inu dilay nimankaas nin lagu magacaaboC/raxmaan Bile Afdhoobo(Koondhas) oo ay isku jifi yihiin Keyse,ilaa iminka macada sababta uu u laayay nimanka laakiinse warar hordhac ah ayaa waxay sheegayaan inuu marxuumku ula baxay Bistoolad ninkan wax dilay dabeed Koondhas oo ahaa dadka degaanka uu sooqaatay qoriga uu kulaayay. Dhanka kale shiqaaqdii ka dhacday Degmada 11kii bishan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in horumar laga gaadhay kadib wadhadal maanta(Sabti)dhacay ayay kucodsadeen in gacan ku dhiiglayaashii loo soo gacangeliyo ardaagii geeridu ku timi halka dhinicii kalena ay shir iminka loofadhiyo isugu laabteen katashiga arinkaas . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2011 Degmada Taleex oo degan ka dib dilkii Keysa Muuse Dhari December 17th, 2011 Taleex(Pi) Kadibmarkii ay maanta dileen kooxo hubaysan Xisaabiyihii Dowlada Puntland ee Degmada Taleex Kayse Muuse Dhari ayaa magaaladu maanta galinkii dambe daganeyd. Inkastoo xaalada magaaladu aad u kacsanayd maalinadii dilka ka dib hada waxay u muuqataa mid degan, Dilka Masuulkaan oo ah kii labaad oo noociisaah Todobaadkaan ayaa lagu eedaynaa inay ka dambeeyaan koox doonaysa inay shir magaalada ku qabato. dilalka Kayse iyo Jamac Cali Shire ayaa ah kuwo isku xiraa, ayna isku shaqsiyaad soo abaabuleen, Dowlada Puntland wali kama hadlindilka Marxuum Kayse,alla ha unaxariistee. Wararka Caawa kaimanaya Deegaanku waxay sheegayaan inay magaaladu degantaha. Kalasoco Puntlandi faahfaahinta warkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 18, 2011 So where is this clan clashes?Or you just wishing for one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 18, 2011 ^ ^ That is what I wana know Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 18, 2011 Abdul;765752 wrote: So where is this clan clashes?Or you just wishing for one. It was in taleex there was this Guy working for the garowe clan enclave killed the other day Quote Share this post Link to post Share on other sites