Dr_Osman Posted December 17, 2011 Ra’isulwasaaraha oo maanta ku dhawaaqay inuu baaqday shirki ka furmi lahaa Garawe Updated:- 55 mins ago| 1 Commnets Ra’isulwasaaraha Xukumada KMG Soomaaliya, C/wali Maxamed Cali ayaa maanta sheegay inuu maalmo baaqday shirki wadatashiga ee 20-ka bishan lagu waday inuu ka furmo magaalada Garoowe. Dr. Cabdiwali oo la hadlay idaacada ku hadasho codka dowlada ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in maalmo yar dib u dhacy shirka balse si kastaba lagu qaban doono maalmo gudahood magaalada Garoowe. “Shirka qaban qaabadiisa waay socotaa baryo inuu dib u dhaco waa laga yaabaa laakin shirka wuu qabsoomayaa oo wuu dhacayaa, shirku waa muhiim laakin waxaa laga yaabaa inuu baryo dib u dhaco,” Mar wax laga weydiiyey sida ay u qancin doonaan maamulka Puntland oo shalay sheegay in ay isu tashan doonaan hadii uu shirka ku dhici waayo waqtigi loo qabtay ayuu ku jawaabay: “Dhib malahan waxaas, shirka sida ugu dhaqsaha badan buu dhacayaa, marka wax dhib ah inay jiri doonaan ma u maleynayo”. Dhanka kale Ra’isulwasaaraha ayaa kaga dhawaaqay maanta magaalada Muqdisho barnaamij socon doono todobo maalin oo ay dhamaan Golaha Wasiirada ku hor tagi doonaan Idaacada Radio Muqdisho iyo TV-ga qaranka oo ay dadka su,aalooyin kusoo weydiin doonaan. Barnaamijkaasi waxa ahmiyadiisu uu ku sheegay sidi dadka ay ula xisaabtami lahaayeen Wasiirada iyo habki ay wasiirada usoo bandhigi lahaayeen waxqabadka xukumada ee afarti bilood ee lasoo dhaafay. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2011 He didn't call it of he just said it will be delayed for a few days maybe weeks did you even read what you posted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 17, 2011 The some specific MPs are delaying it intentionally and using the recent Speaker incident as a reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 17, 2011 The ramifications are grand scale now. Let me play the speech of farole in hamar conference where he made it explicility clear "if nothing comes out of this conference that puntland has a right to secede" Listen here at the 1:26 mark till 1:35. Please listen to when someone in the background said "another ten years" I am sure he got a suprise with farole answer!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 17, 2011 Yes Xaaji, I read it but farole said the 20th and no later even if that means a couple of days. I don't know how lenient he will be about the matter he might just suck it in and accept it but he could totally go another direction. His quite unpredictable and he is one of the first leaders in Puntland diverse politics and who sits in the secessionist camp that has reached the top office of the state and his policy are seccession orientated and he has alot of people that sympathise with him in regards to that matter. In Puntland you have various degrees of politics. 1. Seccessionists who want to see an indepedent puntland. 2. Unionists by far the stronger camp. 3. Development people. 4. Security Orientated People. 5. Islamist Thats pretty much the spheres of puntland politics and farole falls into category 1 and 3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 18, 2011 Which category are you then? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 18, 2011 ^^ he supports what the kings support Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 18, 2011 What do the Kings support? Quote Share this post Link to post Share on other sites