Somalia Posted December 15, 2011 First, I want to start off by congratulating Ximan and Xeeb for its peaceful means of conducting itself. It has shown to be a role model for South Central regions of Somalia and I hope it continues to host its neighbours and brothers like this in a orderly fashion. Cadaado : (Allpuntland)-Waxaa maalintii sadexaad Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ka soconaya shirweyne balaaran oo isuguyimaadeen in kabadan toban Maamulgoboleed oo ka jira gobolada dhexe ee Soomaaliya kaasoo uu soo qabanqaabiyey Madaxweynaha Maamulka goboleedka Ximan iyo Xeeb iyagoo kawada hadlay sidii loo midayn lahaa maamuladaas islamarkaasna ay dhinacyadu siyaasadooda ku midayn lahaayeen ugu istaagi lahaayeen inay shacabkooda gaaraan. Kulanka oo maalintii sadexaad galay ayaa Maanta waxaa ka hadlay madaxbadan waxaana ay Dhinacyadu maanta ka rinsanayeen sidii dalad guud loo samayn lahaa islamarkaasna ay dhinacyadu wadashaqayntooda usii siyaadin lahaayeen Iyadoo dhinacyadu ay isla maanta isku raaceen shirweyne kale oo balaaran oo bartamaha Bisha afraad ee Sanad soo socda ay Cadaado ku qaataan ayna ku dhameeyaan arimaha imika qabyada u ah, Sidoo kalena Waxaa xusid mudan in jaaliyada cadaado ee dibaduhu ay shirka abaabulkiisa ka qaybgaleen iyadoo ergadaas uu horkacayo Gol.Maxamuud Faarax Qaarey. Madaxweynayaasha iyo Wakiilada shirkaas ka qaybgalayana waxay kalayihiin. 1. Dooxo State oo uu horkacayay kusimaha madaxweynaha maamulkaasi Maxamuud shido. 2. Dooxada Cagaaran State oo ka dhisan shabelleda hoose waxaa horkacayay M/kuxigeenka Cabdiraxakiin Sheikj Cusman Iyo Marwo Maano Sheikh Abuukar. 3. Hiiraan And Midland State M/Kuxigeen Ahna Kusimaha Madaxweynaha Abuukaate: Cabdulqafaar Axmed Cismaan. 4. Ceelbuur State Madaxweyne C/laahi Maalin Gaafow. 5. Hiiraan State Madaxweyne Maxamuud Cabdi Gaab. 6 . Central State Madaxweyne Maaxmed Xaashi Cabdi. 7 . Jiinwabi State oo ka dhisan Shaballeada Dhexe Kusimaha Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamud Axmed Maxamed (miiraaq). 8. Mareeg State Wasiirka Caafimaadka Maxamed Cali Faydheer 9. Shabeeladha Dhexe State Madaxweyne Kuxigeen Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Cabdullahi Sheikh Hassan Adoow (Ashaddu). 10. Ximan iyo Xeeb Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Malin Addan (Tiiceey) Madaxweyne Kuxigeenka C/raxmaan Shaatticadde Afhayeenka Maxamed Cumar Hagafeey , Duqa magaalada cadaado Axmed Salaad , Xog-hayaha Xafiiska siyaasada Ximan iyo xeeb ee Geeska Afrika Muna Maxamed Diirshe iyo madax kale . Kulankani waa kii ugu balaarnaa uguna Muhiimsanaa oo ay qaataan Maamulada deegaankaas uga jira Waxaana dhamaan madaxweynayaasha iyo Wakiilada kale ee shirkaas ka qaybgalay Ay mahadcelin balaaran u jeediyeen Maamulka Ximan iyo Xeeb ee shirkaas soo qabanqaabiyey iyagoona hoosta ka xariiqay in shirkani uu yahay mid muhiim ah oo loo baahnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 15, 2011 http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=12254&z=2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted December 15, 2011 Ok this is beyond a joke. You cant have sub sub clan states. Puntland is 5 regions man..Azania is 2 regions and somaliland is 3 regions they are the only ones who fullfill the guidelines set in the constitution 2 or more states wa very clear. I just saw that pic hiiran midland and hiiran state..war nimankan i think they just wanna federalism look like a joke. Go read the constitution boys!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 15, 2011 Good initiative. Governance is build through dialogue. And through this kind of consolidation real State's are build up bottem-up. Go Central States! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 15, 2011 Indeed this is great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 16, 2011 Dr_Osman;765386 wrote: Ok this is beyond a joke. You cant have sub sub clan states. Puntland is 5 regions man..Azania is 2 regions and somaliland is 3 regions they are the only ones who fullfill the guidelines set in the constitution 2 or more states wa very clear. I just saw that pic hiiran midland and hiiran state..war nimankan i think they just wanna federalism look like a joke. Go read the constitution boys!!! Galguduud, Hiiraan, Shabellede Dhexe are 3 regions. I assume ASWJ will join in a later stage once these local or sub-regional initiatives havemerged. Now the big question is what will Mudug do. Once the city of Galkacyo (and therefor the region of Mudug) is united again under one administration, will it became the hinterland of Puntland or the powerhouse/ center of the Central region of Somalia? If I was a Mudugian, I would rather live in the center and be part of a metropolitan city/region and set the standard of modern Somalia then become the laughing stock of Somalia(like in the past) for being reer myi and live in some backword clan elders dominated hinterland who nobody cares about. And I would think, why ever go to Moqdishu when my Galkacyo can become the new Moqadisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 16, 2011 Meeqo gobol magac u yaal Shabeellada Dhexe matalo meesha ku qoran? Bisinka. Waxaaba kasii daran kuwii gacanta ku haaye, oo awooda u lahaana meesha ma joogaan but kuwii qurbaha ku wareeray kuraas caag iigu fadhiyo, sheeganaayana gobol inay matalaan aynan waliba hal buul ka maamulin. Waxaan labadoo shilin ayaa Qaramada Midoobay in looga raadsado la rabaa. A nation of unashamed beggers noqonay, bilaa xishood la'aan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted December 16, 2011 Lool, war ninyahoow bahasha gobolka la yiraah sidii tukaankii oo kale bay u furaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 16, 2011 War fiican. Shir Soomaaliyeed oo shisheeyey abaabulin waa la soo dhaweeynaayaa. Guul Inshallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 17, 2011 LOOOOOL@Dooxada Cagaaran State.. mayee dooxada guduudan. And where in the world of Somalis is JiinWabi State ? Hiiraan Midland :D Hiiraan upland-na keenna haddaa rabtaan. War kuwan yaa dhaho Maamul Goboleednimada ciyaarta ka daaya sidii sheekada masaajidka cayaarta ka daaya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 17, 2011 Well done reer ximan iyo xeeb they are hard working people ilahay ha garab galo mr tiicay and all the other regions that attended the conference Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted December 17, 2011 Waxaa Kamid ahaa Qodobadii kasoo Baxay Shirkaasi oo uu Aqriyay Gudoonka Shirkaasi ahna Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llalhi Macalin Aadan Tiiceey, 1- Kadib 20 sano oo ummadda Somaliyeed dagaal ay ku jirtay waxaa Cadaado ku qabsoomay shirkii ugu horeyay oo Bulshada ay kaga tashaneyso ayaayahooda iyadoo aysan jirin faragiln shisheeye. 2-Waxaa la go’aamiyay in maamul goboleed balaaran laga dhiso bartamaha somaliya kaasi ay u dhan yihiin maamul goboleedyadan sharaeecada islaamkuna saldhig u tahay. 3-Waxaa la go’aamiyay in la xoojiyo dalada guud ee kasheqeyneysa mideynta maamul goboleedyada. 4-Maamuladu waxa ay isku raceen in la sameeyo sadex gudi hoosaad oo kala ah (A) gudiga dib u heshiisiinta iyo arrimaha bulshada ( B ) gudiga arimaha gudaha iyo xalinta qilfaadka ( C ) gudiga dastuurka sameynta. 5 Tirada xubnaha dalada waxa ay min hal xubin ka imaneysaa maamul goboleedyada. 6 Awood qeybsiga waxaa lagu saleynayaa deegaan iyo degmo. 7 Xubnaha dalada waxaa marjac u ah madaxweynayasha maamul goboledyada. 8 Maamul goboleyada waxa ay si siman uga qeyb qaadanayan dhaqaalaha ku baxaya shirarka dhaqaalahaasna waxaa lagu aruurinaya qasnad gaar ah. 9 Shirweynaha kan xiga waxaa markale uu kadhacayaa cadaado 1 April 2012. 10 Maamulkasta waa inuu shacabkiisa ku wacyigaliyaa dhismaha nabad galyada isla markaana diyaariyaa aqoonyahano, waxgarad iyo culuma`udiin shirka uga qeybgala. Gaba gabadii shirka waxa ay Maamul goboleedyada ay soo sareen baaq dhamaan maamul goboleedyada kasoo qeybgalay shirkan ay dirayaan Dhamaan Shacabks Soomaaliyeed iyo Maamulada ka jira wadanka Inay Kashaqeeyaan Sidii dhamaan loomideyn lahaa. Tiicey wuu dadaaley, Masha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites