SayidSomal Posted December 12, 2011 Bishimo aamusaa waxay helaan, inay badbaadaane Rag balaayo iyo ceeb ninkii, igula baayooda Inaan baxarka moolkaa ku ridi, ba’a ee yow sheega :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 12, 2011 Before he shouts out 'Tuug' again - here is the background to the poem, the above verse is drawn from; Niman ayaa durqun ka dayn waayey Sayidka iyo xaruntiisii. Af iyo adinba gardarro joogto ah iyo daandaansi aan dhammaanayn ayey Daraawiishi nimankaa kala kulantay. Dhawr jeer oo kale duwan ayaa Sayidka looga soo dacwooday daano ay geesteen. Sayidku isagoo u digaya sheegayana mar haddii uu gacanta u qaado waxa ku dhici doona ayuu gabaygan hoose mariyey. Sidii gabayada Sayid Maxamed ay caanka ku ahaayeen, xikmad dhinac walba oo nolosha insaanka taabanaysa ayuu ku reebay gabaygan, aakhirkiina digniin kama dambays ah ayuu Ararsame u diray You can read the rest of the gabay here Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 12, 2011 ^^ It took you five minutes to realise your crime and quickly recover. Badow waaxid, we all can use google. War don't force me to recall my noble ancestors and hit you with stuff that comes direct from the spine. Your previous apology was sufficient ban ku edhi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 12, 2011 Saxiib, recognise me as the resident google of gabay in SOL and stop calling me tuug before I dismantle you in front of the gallery leaving you torun like damsel in distress. As for your threats - don't make me laugh saxiib - all of your noble ancestors have nothing on my awoowe; the man who took on the world (including all Somalis) and won. p.s. Whilst you may be able to use google for things you know - I bet you won't be able to use it in search of gabay - you'll probably come back with a song by hadraawi and just by name asssociation think that is is a gabay. p.s.s - you have to know what you are searching before google can help you Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 12, 2011 ^^ Markaan ku kashafay ayaad igu tedhi toognimada aan ku tartano miya? I merely use my noble ancestors as an inspiration to kickstart my own skill (kolay waxabay igaga tageen; hadaan ruuga ama luugta iska la bixiyo armaan DNA-ga kulileeyo oo baxar gabay kugo sii daayo). Adiga se, tuug faraha iska la bixiyaay ayaad tahay. Bax warya. p.s. If I were a google tuug, I bet I could find gabay and not mistake it for heeso (though the other possibility is not that farfetched either). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 12, 2011 there was this great poet from Berbera who dissed the Sayid and *****ed slapped him with gabays. dont recall his name, but maybe XX or JB knows. Quote Share this post Link to post Share on other sites