Jacaylbaro Posted December 12, 2011 This reer xamar dude was giving an advice to another one from Xamar who wanted to go to Hargeisa. Wuxuu yidhi Hargeysa hadaad tagtid isfahamla'aan yuu kugu dhicin: Haday Gabadhaydii ku dhahaan----- Miduu dhalay maa'hee tuu qabay waaye Hadaad dhahid gabadhaadii baan kaa soo doonay... waa lagu dilaaa Haday ku dhahaan soo dhacyeey ---- waxba ma soo dhIcin ee jaad lee Imaaday.. Haday ku dhahaan gambo…. Ha ganban… Kuumi leewaayeee Dhulkii baan qabaynaa… wax la qabanaayo mijiraan waa safar lee aadaynaa waaye Haday dhahaan budh budh budh… ha u malay BURkii la cunaayay… Qori weyn waaye oo dadka ku tumaan Karaacin karaacin haday dhaahaan….. qoobka ariga waaye oo maraq laga sameeyay Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 12, 2011 Shuun waa gabar magaceed Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 12, 2011 Jacaylbaro;764568 wrote: This reer xamar dude was giving an advice to another one from Xamar who wanted to go to Hargeisa. Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye I seconded on this last one.. I don't think reer Xamar calls it shah rinji ah.. This must be wrongly ordered.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 12, 2011 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;111034 wrote: Salaan... See waaye, kistaan qaarkiin waa maqleen, haddii aadan maqlin jacburso, xaa sugee. ________________ Awkoombe aa Xamar kusoo noqdey after a very long trip down to Waqooyi Galbeed. Dadkii u imaadey aa wareystey; waa ugu waramay. Inkastoo uu kusoo wareeray Hargeysa, laakiin markii danbe waala qabsaday. Wuxuu lasoo kulmeyna dadkii meesha joogay uu ugu sheekeeyi. Awkoombe waxaas yiri, haddii aad Hargeysa tagtid oo aa maqashid "soo dhacee...soo dhacee," waxba kor ha fiirin - jaad lee la keeney. Awkoombe waxaas yiri hadii aa 'laxoox' maqashid, ha cabsan oo xuux ma'aha - canjeero lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa maqashid 'ganbo,' ha ganbanin - kumi lee waaye. Awkoombe waxaas kaloo yiri hadii aa 'nayaa shuuneey' maqashid, ha xishoon - magac qurxoon lee waaye. Awkoombe waa dardaarmey magoow, waa kasaa. Xigasho Waaba sagaal sano kahor. Waaaaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 12, 2011 A_Khadar;764723 wrote: I seconded on this last one.. I don't think reer Xamar calls it shah rinji ah.. This must be wrongly ordered.. Koonfureedka shaaha laba magac uu u leeyahay: caddeys iyo rinji. Marka waa sax taas. Quote Share this post Link to post Share on other sites