A_Khadar Posted December 6, 2011 Written by Qaran news Dec 01, 2011 at 05:27 PM Waa emailo sir ah oo laga hayo wasiirka arimaha dibada Somaliland Wasiirka arimaha dibeda ee Somaliland oo caadeystey inuu la gorfeeyo dawlada ka jirta Soomaaliya ee TFG da iyo dad aan dawlada ku jirin kana mid ahayn mustaqbalka JSL isagoo ku hadlaya afka xukuumadiisa oo aan arinkan kula wada socon isagoo foof'tag ah oo ku dilaal tagey magaca umada JSL waa khiyaamo qaran waana musiibo ku habsatey umada Somaliland.Emailkan oo cadeynaya wasiirkoo u jawaabaya soo diraha emailkaasi oo ku leh waad ku mahadsantahay oo xidhiidh ayaan la leeyahay dawlada Shariifka ee TFG da iyo isagoo leh waan kugu raacsanahay in lala xidhiidho TFG dan intay jilicsantahay.Arintan oo dhabar jab cad ku ah shacabka Somaliland waa in laga qabto ninkan iibinaya qaranimada JSL iyo shacbigan aan ka war hayn wuxuu wado iyo safaradiisan isdaba jooga ah ee aan marna guul usoo hoyneyn Somaliland iyo shacabkan samrayey 21 sanadood isagoo wasiirkan “Jug Soo Dhacdeyda ah” la damacsan iib iyo baayactan xaaran ah oo aanay raali ka ahayn. Sideedaba xidhiidhka uu wasiirku la sameeyay TFG- waa mid ku dhisan suuq madow iyo mid ka baxsan shuruucda dalka u yaala waana xaaraan in Koonfurta Somaliya uu wasiir kaligii cararayaa uu heshiis la galo. Emailkan oo qofka usoo direy lagu magacaabo Eng. Balayah ku leeyahay waa TOP SECRET waxa uu dhabar jab aan laga soo kacayn ku yahay JSL waana in laga xayuubiyo jagadiisa maadaama uu arinkani yahay KHIYAAMO QARAN – lana baadho inay xukuumadiisani ka war hayso arinkan uu ku kacay ama ay kula socoto. Waa in Madaxweyne Siilaanyo, golihiisa xukuumadu iyo xisbul xaakimka Kulmiye cadeeyaan inay kula socdaan wasiirkan dilaalka ah qaran dumiskan iyo iibintan uu qaranka iyo umada JSL ku iibinayo. Golayaasha qaranka iyo axsaabta mucaaridku waa inay arinkan ka hadlaan hadii kale kacdoon shacbi oo lagu kala guuro ayaa dhici, wasiirkan dilaalka ahina waa in talaabo adag laga qaadaa. EMAILKII TOP SECRET KA AHAA WAAKAN KU LIFAAQAN: From: momar@hotmail.co.uk To: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition Date: Tue, 1 Feb 2011 13:20:51 +0000 Dear Eng. Balayah, I am in contact with the TFG and I agree with you that it is much easier to negotiate with the current weak TFG. Thanks. Mohamed Date: Tue, 1 Feb 2011 10:30:33 +0000 From: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition To: momar@hotmail.co.uk Dear Dr. Mo, I am writing my opinion that could look a bit contraversial at this time but I believe now is the right time to brain storm this issue about the recognition directly dealing with the TFG. It is much easier to negotiate with a weak entity than a strong entity. I believe Sh. Sherif and co. are very weak now and are on the edge, meaning, have only six months to go. In addition to that, he and his team have no political future in future Somalia; therefore they would do anything possible to grab some money in exchanging of any deals. Do you believe they grabed only $5M USD from a UAE company and signed for them a contract to takeover Mogadishu Airport and manage it completely. We need forge a deal with them and make them sign recognition before they leave the office; the west gave money to General Bashir to let South Sudan go. UK & USA can make him sign our recognition. The key is how to do that sensitive brokership & who is the best broker??? I suggest to seek advise with the British and Ethiopia plus a bit of the UN/IGAD because they know very well the future of these individuals. Do have in mind ways to forge this deal before August 2010? Please make this discussion is top secret til we come up some kind of solution. Please write back or let me know if you have Africa online telephone (it is the american lines usually people have in Hargeisa) and I could discuss with you a bit longer. Just now I heard a sad story, the sudden death of prof. Ibrahim Meygaag Samatar. Somaliland lost another great guy; Inna-llillaah wa inna illeyhi rajucuu.!!! Please reply. With best regards, Eng. Balayah London UK On Mon, 31/1/11, Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk > wrote: From: Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk > Subject: RE: TFG in life support - attached draft will come out officially To: "Balayah" < mobalayah@yahoo.co.uk > Date: Monday, 31 January, 2011, 15:27 Thanks Eng Balayah for this. Mohamed Date: Mon, 31 Jan 2011 12:31:51 +0000 From: mobalayah@yahoo.co.uk Subject: TFG in life support - attached draft will come out officially To: momar@hotmail.co.uk Hi Dr. Mo, Useful doc. attached which overviews the current situation of the TFG. With best regards, Eng. Balayah http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=12267&Itemid=62 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2011 Loool this looks fake Qolyahan Qarannews na beryahan bored bay noqdeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 7, 2011 Looks Qarannews broke the norms of that lot which was to hide any facts that can damage with any cost..lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 7, 2011 What is up with the use of these free email services for the non-existing nation officials? Quote Share this post Link to post Share on other sites