Jacaylbaro Posted December 4, 2011 Xukuumadda Somaliland ayaa isla shalayba xabsiga ka sii daysay dhawr iyo toban ka soo jeeda Maleeshiyadii isku dayday inay qafaalato Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Xiirane kadib markii ay isku dayeen inay wadahadal u furan labada Beelood. Sida uu Waaheen u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiishii goob jooga ka ahayd go’aamaddii shalay lagu dhawaaqay ee laga soo saaraay shaqaaqadii Ceerigaabo ayaa sheegay in isla shalayba go’aanka kadib ay Xukuumaddu fulisay sii daynta kooxdaas oo ka mid ahaa qoddobada lagu heshiiyay in la fuliyo. Sii daynta Kooxdaas ayaa noqonaysa qoddobkii koowaad ee ka fula waxyaabihii lagu heshiiyay eek u xidhnaa dhinaca Xukuumadda iyadoo lagu xukumay bixinta Magtii ka dhalatay Rasaastii kooxda la sii daayay ku furtay sadex qof oo isla maalintaas dhintay oo ay ka mid ahaayeen laba Askari oo CIIDANKA Qaranka ah iyo Haweenay Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 4, 2011 Dumarka loo bixiyo godob reebka ama in dhalasho laysugu daro dadkii wax kala gaareen wuxuu ahaa dhaqan somaaliyeed oo aad u wanaagsan in kastooy adagtahay in laga dhaadhiciyo dadka reer galbeedka la koray Aritan SNM tu waa ku gabasho dhaqan waliba qaawan marxuunkiina waxaa dilay ciidanka qaranka walaashiisna ha la guursado daawo keeni mayso aragtidayda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 4, 2011 gooni;763115 wrote: Dumarka loo bixiyo godob reebka ama in dhalasho laysugu daro dadkii wax kala gaareen wuxuu ahaa dhaqan somaaliyeed oo aad u wanaagsan in kastooy adagtahay in laga dhaadhiciyo dadka reer galbeedka la koray Aritan SNM tu waa ku gabasho dhaqan waliba qaawan marxuunkiina waxaa dilay ciidanka qaranka walaashiisna ha la guursado daawo keeni mayso aragtidayda Yasin xiin fanin nin hubeysan ba dilay ma dilin Askari ka tirsan Somaliland wax cusbso saaxib ninka la dilay na wuxu aha gudoomiyaha degmada fiqifuliye Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 4, 2011 Ragga hubaysanoo dhan sow ciidanka qaranka maahan? ma markaad ingriiska noqon jirtaa la gaaray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 4, 2011 gooni;763121 wrote: Ragga hubaysanoo dhan sow ciidanka qaranka maahan? ma markaad ingriiska noqon jirtaa la gaaray? Maxaad ka hadlaysa saaxib qof hubeysan oo an ciidanka Somaliland ka tirsanayn ciidanka qaranka kama mid aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted December 4, 2011 peace should prevail at any cost. Mutual interest should ride the way, not a parasitic relationshiop There's nothing wrong with tolka oo nabad kawada hadlaayo,,,,,if that is stone age, so be it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 5, 2011 i fahmi maysid seedi intaad indhaha buluugga kor u taagayso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 5, 2011 sharma-arke451;763148 wrote: peace should prevail at any cost. Mutual interest should ride the way, not a parasitic relationshiop There's nothing wrong with tolka oo nabad kawada hadlaayo,,,,,if that is stone age, so be it. What tolka you talking about?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 5, 2011 Dad bay meeli bugtaa ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 5, 2011 Looooooool@indhaha buluugga. Quote Share this post Link to post Share on other sites