Timur Posted December 1, 2011 http://www.somaliareport.com/index.php/post/2153/Somaliland_Soldiers_Fight_Amongst_Selves I wonder what led these misguided young Somali men to their desperate ends. AUN. This is why we must appeal to our besieged kin in the Northwest who are kept under the influence of drugs by Ethiopian cartels, and who are forced to accept the deviant social standards of the West and their vices. I worry about the sanctity of our Northwestern brothers and sisters. As a Puntlander, my hand is always extended to them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ToughGong. Posted December 1, 2011 What an arsehole,so "clan reasons" automaticaly become "khat" in your khat infused brain miyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted December 1, 2011 taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo booliska somaliland oo ka hadlay khasaarada ka dhashay labada askari oo gabdh isku qabsaday Taliyaaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shaac ka qaaday in is-rasaasayn maanta magaaladda Yagoori ku dhex martay Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid booliiska ahi ay sababtay in uu dhinto kii Booliiska ahaa isla markaana Ciidan kale oo u soo gurmaday uu isna ka dhintay Askare kale Sideed kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu la qalibmay gaadhigii ay wateen. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay dhacdadaasi inay ka bilaabantay arrimo dhaqan kadibna ay is-afdhaafeen Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid ka tirsan Saldhiga Booliiska Yagoori kuwaasoo midkoodna dhintay mid-na dhaawacmay oo ay Madax xabadi fadhido. Nuux Taani waxa uu sheegay Madaxweynaha Somalilnad inuu Amar ka bixiyay in si dhakhso ah Maxkamadda loo horkeeno Askarigii Dilka geystay taasoo uu sheegay inay baadhid ku wadaan, isagoo raaciyay Amarkaas Madaxweynuhu inuu siiyay Maxkamadda Ciidamaddu inay fuliso. Taliyuhu waxa uu sheegay ilaa hada inay u hayaan dhacdadaasi qaar ka mid ah Ciidanka falka geystay, sidoo kalena ka dhaawaca ah ay daweynayaan, halka uu sheegay dhaawicii Askarta Gaadhigu la dhacayna inay keeneen Cisbitaalka Burco. Dhinaca kalena Taliyaha Ciidamadda Booliiska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in niman dhaawac ahaa oo dhawaan diyaarad madaarka Hargeysa soo fadhiisatay ay keentay oo dhaawac ah baadhitaan ku wadaan isla markaana ay ku celin doonaan Diyaaradii keentay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted December 1, 2011 Khat-fueled Secessionist militias fight amongst Themselves ama Qaad ha ahaato ama naag ha la isku qabsado ee markay adiga ku jabiyeen ayay raaxaysi iyo shookaansi galeen ilayn qof dagaal iyo cabsi ku jiraa ma xasuusto qaad iyo naag midna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 1, 2011 Very sad situation, I hope for our secessionist friends that they get off the wagon and enter rehabilitation for their drug abuse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
omar12 Posted December 1, 2011 Damn you guys are so biased toward Somaliland.(funny name btw, they really shouldve chosen a different thing to all themselves) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 labada askari oo gabdh isku qabsaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 1, 2011 This dude Nuux Taani is bayond damp... Xaguu ka keenay naag baa la isku dilay? He reminded me the hi days of Kashaale iyo qashinkuu shubi jiray.. Gabadh baa laisku dilay iyo propogandaadaa ha ka saarto.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 Walee naagtaa la isku dilay sheekay haysaa ay ka sheekayso ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 1, 2011 Sheekada naagtu waa bug from nuux taani, dubaabkii qaadkaa u weriyey waxaan jirin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 1, 2011 Jacaylbaro;762498 wrote: Walee naagtaa la isku dilay sheekay haysaa ay ka sheekayso ,,,, Childish Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 1, 2011 Locals are saying, one man from the saldhiga 9aad of snm was wipped by one from yagoori saldhig 7aad. Next morning group of militia including the one get whipped yesterday attacked the other man and fight broke up... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 1, 2011 Jacaylbaro;762498 wrote: Walee naagtaa la isku dilay sheekay haysaa ay ka sheekayso ,,,, could become inspiration for the love story of the century. the cilmi boodhari story of our century. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted December 1, 2011 the Somali version of Shakespeare's romeo and Juliet Quote Share this post Link to post Share on other sites