Che -Guevara Posted November 30, 2011 Story-Graphic images Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 30, 2011 Weerar ismiidaamin ah oo saakay lala beegsaday xarunta Villa Baydhabo oo talis u ah ciidamada DKMG ah Arbaco, November 30, 2011 (HOL) − Ugu yaraan shan ruux oo u badan askarta DKMG ah ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saakay aroortii lala beegsaday taliska ciidamada milateriga Soomaaliya ee Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho. Weerarka oo uu fuliyay ruux xiranaa dharka ciidamada milateriga DKMG Soomaaliya ayaa wuxuu ka dhacay gudaha xarunta oo ku taalla degmada Wadajir, iyadoo ay sheegeen saraakiisha dowladda inay weerarkaas ku dhaawacmeen sideed ka tirsan askartii xerada ku sugnaa. "Qaraxa wuxuu ahaa ismiidaamin, waxaana markiiba goobta ku dhintay saddex ruux oo uu ku jiro ruuxii qaraxa fuliyay, labada kalena way u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray," ayuu yiri Faarax Barre oo ka tirsan saraakiisha ciidamada DKMG ah oo la hadlay warbaahinta. Saraakiil kale oo warbaahinta la hadlay ayaa iyaguna sheegay in qaraxa uu ahaa mid aad u xoog badan uuna fuliyay ruux xiran dharka ciidamada, kaasoo beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiisha ciidmada dowladda. Idaacadda ku hadasha afka dowaldda ee Raadiyo Muqdisho ayaa sheegay in Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) oo ah abaanduulaha ciidamada milateriga DKMG ah uu ka babdbaaday weerarka, uuna idaacadda u sheegay inuu khasaare kasoo gaartay askarta dowladda qaraxa ismiidaaminta ah. "Qaraxu wuxuu ahaa mid aad u xooggan, daqiiqado kaddib waxaan arkay askar qaba dhaawacyo daran oo xerada laga soo saaray," ayuu yiri ruux daggan dhise u dhow Villa Baydhabo oo ka gaabsaday inuu magaciisa sheego sababo ammaan awgood. Saraakiisha ciidamada DKMG ah ayaa weerarka ku eedeeyay Xarakada Al-shabaab, waxayna sheegeen inay wadaan baaritaanno ku aaddan halka laga soo abaabulay weerarka ismiidaamin. Dhanka kale, qarax aan khasaare geystay ayaa saakay ka dhacay degmada Xamarweyne, waxaana qaraxa lagu beegay iyadoo goobta ay marayeen askar ka tirsan ciidamada inkastoo maamulka degmada uu sheegay in khasaare uusan dhalin. Xarakada Al-shabaab ayaa tan iyo markii ay ka baxeen degmooyin ka tirsan Muqdisho waxay ka fuliyeen caasimadda qaraxyo badan oo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad shacab ah iyo askarta DKMG ah. Weerarkan ismiidaaminta ah ee saakay lagu weeraray Villa Baydhabo ayaa keentay in saldhigyada ku yaalla inta u dhexeysa madaxtooyada iyo Villa Baydhabo heegan la geliyo, waxaana saldhigyada qaarkood loo diidayay in afaafkooda ay istaagaan dadka iyo gaadiidka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 30, 2011 Che, those pictures are really graphic. a strong warning is advised. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 30, 2011 ^looooooool...it does say graphic images. It's decapitated head for those that don't wanna see the images. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 30, 2011 dee sidaa uma calool adki niyow. subxanalaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 30, 2011 ^This is nothing-you should see what Nuune posts sometimes. I guess I'm used to seeing dead people who are badly injured or blown apart. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted November 30, 2011 inaalilaah - war why post this? taking images of dead body parts is al-shabaab tactics.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted November 30, 2011 They told this young man he will go to janna after doing this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 30, 2011 Abdul;762295 wrote: They told this young man he will go to janna after doing this. Like many others before him. I hope all those who are brainwashing our youth and future and caught as soon as possible in order to end this craziness. This attack was against one of the very few hardworking individuals in this goverment. Like the 4 ministers killed in December 2009, AUN Omar Hashi who was killed in Beledweyn Al-Shababs target the most hardworking individuals working with TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 Disastrous Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 30, 2011 I now have to go bleach my eyes, lol. Seriously what on earth are these kids being told to want to go blow themselfs up like this? we should all be thinking about this and wither or not we can be comfurtable with the idea of sharing a country with people who are willing not only kill other but themselfs also becuase you disagree with them. Dictators in this part of the world have long claimed that the choice is between them and these barbarians and boy are they proven right again and again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 30, 2011 I haven't watched But What I read is enough.They should neva come to power or accomodated.More foreign troops even the JIN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 1, 2011 ^^How about foreign troops and teh JIN for your beloved, holly cow called Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites