Sign in to follow this  
Somalia

PM Gaas addresses Somalis in Qatar (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

http://horseedmedia.net/2011/11/30/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-la-kulmay-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-dalka-qatar-sawiro/

 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar ayaa xaflad qurux badan u dhigay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo beryahan ku sugnaa Doha si ay u soo dhoweeyaan Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa la socday.

 

Xafladan oo lagu qabtay Four Seasons Hotel oo ku yaalla bartamaha magaalada Doha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Soomaali aad u fara badan oo kuligood aad ka dareemeysey jaceyl wadaniyadeed iyo inay arkaan Ra’iisul Wasaarahooda. Ugu horreyntii xafladda waxaa warbixin dheer ka jeediyey Guddoomiyaha Jaaliyadda Qatar oo ka warbixiyey xaaladda Jaaliyadda horumarka ballaran oo ay ku tallaabsadeen, caqabadaha heysta jaaliyadda iyo isagoo u mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya booqashadiisa dalka Qatar iyo waqtiga uu u huray inuu la kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed.

 

Waxaa isagana goobta ka hadlay Muqtaar oo ah ku simaha Safiirka Soomaaliyeed ee dalka Qatar oo isagana ka warbixiyey xaaladda jaaliyadda iyo safaaradda, waxuuna aad u ammaanay sida Soomaalida ay isagu duubanyihiin iyo xiriirka Safaaradda iyo Jaaliyadda oo uu ku tilmaamay mid heer sare ah. Sii Hayaha Safiirka waxuu ku nuuxnuuxsaday sida ay Safaaradu marwalba ugu dadaasho inay wax u qabato jaaliyadda waxuuna sheegay in Madaxda Qatar ay aad u soo dhoweeyaan isla markaana ay saacido u fidiyaan jaaliyadda.

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar1.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar2.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar3.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar4.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar5.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar6.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar7.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar8.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar9.jpg

 

PM-and-Jaaliyadda-Qatar.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this