A_Khadar Posted November 29, 2011 Another proof of this project, even its militias are grouped clan lines. Yagoori,(Lasanod Online)-Iska horimaadyo khasaaro gaystay oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland ayaa wuxuu ka dhacay degmada yagoori ee gobolka Sool. Iska horimaadkan oo u dhaxeeyay ciidamadda saldhiga Todobaad ee uu hogaamiyo Hahad cambaashe iyo saldhiga 9aad oo ah beesah Habar jeclo ayaa markii hore ka bilawday israsaasayn xalay ka dhacday duleedka degmada Yagoori, halkaas oo ciidamadda saldhiga 9aad ee **** loo diiday inay gudaha u soo galaan degamada yagoori. Iska horimaadka ayaa bilowday kadib markii ciidamada beesha ***** ee saldhiga 9aad ay weerar ku soo qaadeen kuwa saldhiga 7aad ee Beesha Jaamac Siyaad, halkaas oo ka dhacay dhimasho hal qof ah dhawr kalena ku dhaawacantay, iyadoo degmadda Yagoori laga maqlayay rasaas mudo kooban ay is weedaarsanayeen Ciidamadaas ka kala tirsan saldhigyadda 7aad iyo 9aad ee Somaliland. Gawaadhi tikniko ah oo ka tirsan saldhiga 7aad ayaa goor dhawayd ka ambabaxday gudaha magaaladda laascaanood iyaga oo ku sii jeeda halka uu ka dhacay iska horimaadka, iyadoo dhanka kelana ay wufuud ka tirsan maamulka Somaliland ay ka soo ambabaxeen magaalooyinka Hargeysa, Laascaanood iyo Burco oo la sheegay inay ka qeyb geli doonaan dajinta colaaddan kasoo cusboonaatay saldhigyadda 7aad iyo 9aad oo markii horeba indhoweyd ishayay. Si dhab ah looma oga sababta keentay in xiligan isku dhacan, iyadoo ciidanka beesha **** horey looga soo bedalay degaanka kalshaale ee dagaalka culusi ka dhacay kal hore. " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 29, 2011 Laascaanood,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha gobolka Sool ee maamulka Somaliland ayaa warbaahinta Lasanod online u sheegay in lagu heshiiyay.. in gacanta loo soo galiyo askarigii beesha **** ee geystay dilka askari reer Yagoorui ah oo ka tirsanaa saldhiga 7aad. Gudoomiyaha gobolka oo ka qeyb galay shir saacado socday oo ka dhacay degmada Yagoori islamarkaana ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada Somaliland hormuudna u ahaa Taliyaha Ciidamda Somaliland Dhancadde ayaa heshiiskan lagu gaaray si loo damiyo colaada ka aloosan Yagoori. Ila wareedyo kale oo Warbaahinta Lasanod Online heshay ayaa sheegaya in arintan ay tahay sidii loo dajin lahaa ciidamadda reer Yagoori ee kacsan ee aysan jirin askari la soo gacan galinayo. magaaladda yagoori ayaa maanta gabi ahaanba la xidhay wadooyinka dadweyne tira badan ayaa gaadhay magaalada yagoori oo ka kictimay magaaladda laascaanood. Xaalada magaldaaas ayaa ah mid laga dareemayo in dadku aad u kacsanyihiin, lagana baqayo inuu ka dhaco dagaal u dhexeeya ciidamada ka wada tirsan Somaliland ee beesha **** iyo kuwa beesha ****. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 29, 2011 Yagoori(Allssc): Waxaa saaka Qamaam aan hore loo arag kusoo qaaday degmada Yagoori Maleeshiyada Jamhada SNM ee fadhigoodu yahay Duleedka magaalada Oog. Maleeshiyadan oo aan ilaa ahda lagaranayn wuxuu ku salaysnaa weerarkoodan ayaa la xaqiijiyay inay badhtamaha magaalada wax yeelo ugu gaysteen dadkii deegaanka. Maleeshiyadan oo Barqo nimadii maanta gudaha usoogalay magaalada Yagoori ayaa waxaa iska caabin xoogleh kala hortagay Dhalinyarada magaalada iyo Bulsha weynta kale ee ku dhaqan magaalada Yagoori, ,maleeshiyada oo isticmaalayay Gawaadhida loo yaqaan tiknikada ayaa huwiyay Xabado Dadkii isu soo baxay iyagoo halkaa ku dilay Alle ha u naxariistee Gacan c/lahi Xaaji. Weerarkan ka gadaan Waxaa Shacabka Reer Yagoori usoo gurmaday Ceedan u dhashay Deegaanka kana Mushahar qaada Jamhada SNM balse qaadan waayay Falka loo gaysanayo dadkooda ayaa sidoo kale ku difaacay Gawaadhida gaashaaman ,kala eryayna Maleeshiyadii ay isku haybta ahaayeen Siilaanyo , kuwaas oo dib ugu noqday Xeryahay kasoo duuleen. Gacanku dhiiglihii dilay Marxuumka ayaa ku dhexjira Maleeshiyadii ay isku haybta yihiin siilaanyo kuwaas oo wali ka muransan soo dhiibka Gacan ku dhiiglaha iyagoo marmarsiinyo uga dhiganaya in ay Mid kamida Maleeshiyadooda uu dhawac qabo, waxaa sidoo kale ay Maleeshiyada SNM ee Gabalku u dumay adeegsanayaan Horgale Fara Taag iyo Xaaji Jeeni Miskiin oo hada raba inay dadka Beel ku maslaxaan, iskana ilaawaan weerarka Gardarada ahaa iyo Geeridii loogaystay Marxuumka. Warbaahinta Xorta ah oo laga hor istaagay inay si dhaba Maqal iyo Muuqaala uga soo qaataan halka ay dhibtu ka dhacday ayaa waxaa loo fasaxay Qaarkamida Saxaafada oo iyagu Magaca SNM qurxinaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 29, 2011 What's the reason behind the fighting? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 29, 2011 It's still unknown.. May be no "Qaat" that day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted November 29, 2011 It's all 7's and 9's, hey Khadar. Nothing important. Too good neighbours who are accustomed to having a good old show down every now and again. Btw, why did you name my whole tribe and put forward a sub clan of yours? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted November 29, 2011 The reason is there. Re-read second paragraph..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 30, 2011 wishful thinking Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 30, 2011 wishful thinking or may I say emotional rescue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 30, 2011 One police officer and one army soldier fought about a local woman. Nontheless one died and the other is serieusly injured. I dont think she was worth all this. http://www.haatuf.net/2009files/1588.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 Careful carafaat many wars were fought because of woman that said a somaliland soldier from ceelafweyn and a somaliland soldier from yagoori fought over a girl we'll carafaat what if they both were inlove with the same girl the garaad woman are known for their beauty I will not be surprised at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 30, 2011 This so called qaran is a complete joke.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 Incidents happen it just shows that Ciidanka Qaranka the National army is all inclusive from all communities in Somaliland right know the Somaliland minister of trade and industry along with the top General Nuux ismacil taani and the Commander of the Armed forces for the eastern regions Colonel dhancade are all in Yagoori. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 30, 2011 Yh they are all inclusive when all the facts pointing otherwise. Each group, you called saldhig 7, 9 or whatever is exclusively one clan/sub clan... That is your ciidan project. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted November 30, 2011 Mahad cambashe is the guy helping keep your miltia around sool.If he turns against you ,you are toast. Quote Share this post Link to post Share on other sites