Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilaanyo on the Kenyan/Ethiopian invasion of Somalia

Recommended Posts

u_46730d_2011-9-29-0-47-17f_u_46715d_201

 

 

Mawqifka Somaliland wuxu yahay Dalkasta Madaxbanaanidisu leeyeehay iyo xoriiyadisu leeyahay anagu markasta waxanu tageereyna madax banaaninda Somalia laftigeeda wanu tageereyna in dadkeeda iyo umadeeda dhibaato so geysan oo dalkeeda aan la qabsan wanu tegeereyna wa inoogu muuquta inay xaq uu leedahay. balse dhibaatoyin ka tagan Somalia dhibatooyinkaas oo la xaliyin kari wayey dhibaatadas oo gaadhay dunidi kale iyo dadki kale iyo dunida kale way ka gaashamaan. Marka arinta waxanu u aragna sii aan iyaga madax bananidooda wax loo yeelin laakin dadkana iyo dunida kalena xaq u ledahay inay ilaashaato dhibaatooyin ka so gaadhaye iyo argagixsada ka imanaysa iyo farogelinta lugu samaynayo iyo intaba xalki loo baahna dunidu ka tirsado lo wada helo ayanu anagu u aragna.

 

http://www.togaherer.com/2011/11/28/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-md-axmed-maxamed-siilaanyo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-ka-dib-safar-bil-ah-uu-ugu-maqnaa-wadamada-uk-ethiopia-djibouti/

 

Listen here

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Norf, I'm convinced that there is some guy in SL getting a very good salary for organising these welcomes. He probably recieves a yearly budget and everything. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

War madaxweynaha maad daysaan ha damashaade eh halugu so dhaweye airportka dumar wada dhar cad xidhan i like i like very much dhoofkisu ba wu yaryahay Madaxweynuhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D

 

 

“Mowqifka Somaliland waxa weeyaan, dal walba xoriyadiisa iyo madax-banaanidiisa ayuu leeyahay, markaa anagu waanu taageeraynaa madax-banaanida Soomaliya, waanuna taageeraynaa inaan umadeeda dhibaato gaadhin, inaan dalkeeda la qabsana waanu taageeraynaa, laakiin dhibaatada dalka Soomaliya dunida kale ayay gaadhay, wayna ka gaashaamanayeen, markaa anagu waxaanu u aragnaa inaan umaddeedana wax la yeelin, dunida kalena xaq ayay u leedahay inay ka gaashaamato aragagixisada ka imanaysa iyo faro-galinta lagu samaynayo.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

N.O.R.F;761766 wrote:
I can maybe understand people on the streets welcoming odayga laakin these airport welcomes must stop
:D

Norf, I'm convinced that there is some guy in SL getting a very good salary for organising these welcomes. He probably recieves a yearly budget and everything

:D :D

 

meel bay wax iska qaban layihiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this