Fiqikhayre Posted November 28, 2011 Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qadar Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Qatar Sheikh Hamad Bin Jassim Bin Jabr Al-Thani. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa loo dhigay Kaarbet gaduudan gegida dayuuradaha ee Doha halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha oo ay ku wahliyaan safirkiisa Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Mudane Jeylani Iikar iyo mas’uuliyiin kale ayaa lagu wadaa inuu kala hadlay mas’uuliyiinta dalka Qatar xiriirka labada dal, arrimaha abaaraha, dib-u-dhiska dalka iyo sidii Dowladda Qatar ay qeyb mug leh uga qaadan laheyd dadaalada fara badan ee ay Xukuumadda FKMG ah wado, sida dhaqangelinta Roadmap oo ay ugu horreeyaan arrimaha amniga, dastuurka iyo dib-u-habeynta baarlamaanka si looga saaro dalka xilliga KMG ah oo loo helo dowlad rasmi ah. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la kulmi doona Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo golihiisa Wasiirada, Amiirka Dalka Qatar, hay’adaha gar-gaarka, jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar iyo isagoo la hadli doona ardayda jaamicadaha dalka Qatar. Xogta: Xafiiska Raysalwasaaraha Daabacadda Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 28, 2011 Cabdiwali oo si diiran loogu soo dhaweeyay Qadar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 28, 2011 Is qatar sending troops to somalia two Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 28, 2011 Xaaji Xunjuf;761736 wrote: Is qatar sending troops to somalia two Will you ever become a real country? Nope and hell no. Excellent pictures of PM Gaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted November 28, 2011 So is that a private jet that Qatar sent for the PM? LoL...what a photo opportunity. Bet they were giddily running around before they started posing like serious men at work. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted November 28, 2011 ^^the PM and his team must hired PR person lately..lol staging pics at 30,000 feet priceless...the dude with the short sleave & tie looks that Community worker from Canada...lol.. its a new patern of late..not just this dude...but.all Somali community workers who cause more disunity/quarrel within the diaspora communities are positioning themselves... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 28, 2011 ^^ I find it so pathetic when people hate at progress. This isn't vented towards the PM but the peace and stability in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 29, 2011 If Somali politicians would only try to visit own country as much as they visit arab and european countries. Wonder if Abdiwali ever visited any place outside Garowe and Moqadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites