Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Prof. Abdiwali Somali PM arrives on an official visit to Qatar

Recommended Posts

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qadar

 

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Qatar Sheikh Hamad Bin Jassim Bin Jabr Al-Thani.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa loo dhigay Kaarbet gaduudan gegida dayuuradaha ee Doha halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha oo ay ku wahliyaan safirkiisa Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Mudane Jeylani Iikar iyo mas’uuliyiin kale ayaa lagu wadaa inuu kala hadlay mas’uuliyiinta dalka Qatar xiriirka labada dal, arrimaha abaaraha, dib-u-dhiska dalka iyo sidii Dowladda Qatar ay qeyb mug leh uga qaadan laheyd dadaalada fara badan ee ay Xukuumadda FKMG ah wado, sida dhaqangelinta Roadmap oo ay ugu horreeyaan arrimaha amniga, dastuurka iyo dib-u-habeynta baarlamaanka si looga saaro dalka xilliga KMG ah oo loo helo dowlad rasmi ah.

 

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la kulmi doona Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo golihiisa Wasiirada, Amiirka Dalka Qatar, hay’adaha gar-gaarka, jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar iyo isagoo la hadli doona ardayda jaamicadaha dalka Qatar.

 

Xogta: Xafiiska Raysalwasaaraha

Daabacadda Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;761736 wrote:
Is qatar sending troops to somalia two

Will you ever become a real country? Nope and hell no.

 

Excellent pictures of PM Gaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So is that a private jet that Qatar sent for the PM? LoL...what a photo opportunity. Bet they were giddily running around before they started posing like serious men at work.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^^the PM and his team must hired PR person lately..lol

 

staging pics at 30,000 feet priceless...the dude with the short sleave & tie looks that Community worker from Canada...lol..

its a new patern of late..not just this dude...but.all Somali community workers who cause more disunity/quarrel within the diaspora communities are positioning themselves...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

^^

 

tumblr_l7uu95rd1u1qa9913o1_500.gif

 

I find it so pathetic when people hate at progress. This isn't vented towards the PM but the peace and stability in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

If Somali politicians would only try to visit own country as much as they visit arab and european countries.

 

Wonder if Abdiwali ever visited any place outside Garowe and Moqadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this