Duufaan Posted November 28, 2011 Some Somalilanders like to post AllSSC articles here. I do not understand why they missed this one. this is more funnier the faroole one Warar Hoose Oo Yaabadan Oo Laga Soo Xigtay Qoyska Hogaamiyaha Jamhada SNM Ee Siilaanyo (Xog Dhab ah). Hargaysa(Allssc): Arrimaha la yaabka leh ee qoyska Ahmed Siilaanyo laga soo xigtay waxaa ugu yaab badan isagoo aan cuntada laga Karin inuu ka joogsado ilaa uu hunqaaco ama laga qabto. Hogaamiyaha Jabhada SNM Siilaanyo oo aan Cuntada lagama karo ilaa uu ka hunqaaco ama laga hoos qaado,hadii uu khadeeyo,wuxuu daqiiqado kadib leeyahay maxaa ku dhacay Qadadii ii keena,hadii loo sheego inuu Qadeeyayna wuxuu leeyahay,”waa maxay waxaas Bilaa Caleeykum,ii keena Cunto” ayey ku xog warantay Gabadh ka tirsan qoyska Siilaanyo. Inkastoo dhaqtarkiisa uu Siilaanyo kula taliyay inuu nasiino badan sameeyo hadana waxyaabaha lagula yaabay waxaa ka mida isagoo aan kala aqoon Caruurtiisa iyo Horgalayaasha la shaqeeysa. Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Mohamed Bajaaj ayuu aqoon waayay Siilaanyo wuxuuna yiri “ War odaygaan madaxa xiiran ma Ina Xaaji Afqaloocbaa” markaas ayaa lagu yiri maya waa Wasiirka Arrimaha Dibadda!! Siilaanyo oo yaaban baa yiri “ War meeshaan Barafka badan naga kaxeeya waa kaa durba Wasiirkeeygii ku gaboobay oo garan waayee”. Siilaanyo oo Wasiir ka noqday Xukumadii Kacaanka ee 21-ka sano, hadana wuxuu markii dambe noqday Gudoomiyaha Jabhadii ***** ee SNM. Caafimaadka liita ee Jabhad Siilaanyo ayaa lala xiriirshay da’diisa gaboowga ah . Siilaanyo inuu yahay qof xanuunsanaya waxay reer Hargaysa ******** markii uu shir Jaraa’id ku qabtay aqalkii Moorgan habeen saq bara,kadibna uu nuxurka hadalkiisa ka dhigay AKHAS iyo Uf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 28, 2011 Looooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 28, 2011 Maxamaad cabdilahi cumar maaa xaaji adaan afqalooc baa loooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted November 30, 2011 Loooooooool,this is more than trash. Quote Share this post Link to post Share on other sites