Shinbir Majabe Posted November 27, 2011 Ardayda kuleejka Wiilasha oo kujira Qeybta Computerada lagu barto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 27, 2011 Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga oo Isbitaalka Digfeer booqanaya Xarunta Safaarada Turkiga ee Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 27, 2011 Xarun Loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Naafada oo maanta Muqdisho uu Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga Xarigga kaga jaray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 27, 2011 Sawiro aad iyo aad kaaga farxinaayo waaye. Aad iyo aad ayuu u mahadsanyahay ra'iisul wasaare ku xigeenka Turkiga iyo dowladda Turkiga iyo dadweynaha Turkiga dhamaantood. Turkiga abaalkooda abaal la gudi karo ma'aha, abaal weyn ayee nagu leeyihiin. Mahadsanid adigana, Gaacuur. Sii wad sawirada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted November 28, 2011 They say a friend in need is a friend indeed.Somalia will never forget you,Turkey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted November 28, 2011 They say genuine aid comes with no conditions. Somalis will remember who helped them (out of heartfelt compassion not out of national security) when they needed the most. Unlike hired guns of AMISOM, Turkey's interest in Somalia is humanitarian in nature. Turkey has replaced Egypt (and Arab League) in defending Somalia's territorial integrity on the international stage. Taxanaha iyo sooyaalka taariikhda baa qori far waaweyn, awoowe. Abaal badha ah, abaal badan, iyo abaal badh iyo dheeraad ah, Ninba kiisa kaan ugu beddeli lahaa, beerka ka ogsoonei.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 28, 2011 ^Turkey does have interest in Somalia? in today's world, nothing is for free. Anyway, Very impressive, Thanks Turkey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 28, 2011 Soomaali, Turkiga hadduu Soomaaliya dan siyaasadeed ka leeyahay kuma soo dhuunteen deeq iyo caawinimo. Soomaaliya qof walbaa faragalin ku haayo, marka Turkiga waxee isku qarineyso iska yar. Turkiga waa dalka kaliya u naxaaya Soomaaliya, wax dhaamana ma arkin. And that, today, danteena noogu jirto, interest or not. Wax sida Turkiga Soomaaliya u soo gurmaday ma arkin waligeed in two decades of war, drought and famine. Not a single country did what Turkiga has done and is doing. Closest you can say was UNOSOM in early '90s, but kuwaas dano loo wada jeeda wateen. Viva Turkiga ayaan leeyahay mar kale. From now on, I will fly Turkish Airlines, Rabi ha idmo. It is the least I can do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 28, 2011 ^Yes, hopefully good interest, laakin meesha dan la aan lama socdo, Iga qor hadalkaas, more than half the delegates were businessmen, Soomaaliya in kastoo hawa aduunka ka maqneeyd in ka badan 20 sano, Soomaaliya FURSADO badan, huge future prospects, bay leedahay, oo hadii ay degto laga faaiidaysan karo...WIN WIN situation Insha Allah, and I welcome Turkey to invest in Somalia . Quote Share this post Link to post Share on other sites