Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 A_Khadar;762290 wrote: So that tog, has its own wasiir ciyaaro.. Meesha ha la is qayilsiiyaa ka socota.. Lol no the video was made by togaherer a website www.togaherer.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo U Safraya Gobolka Togdheer Si Uu Xadhiga Uga Jaro Ciyaaraha Goboladda Dalka Ee Barri Ka Dhacaya Magaaladda Burco Md Saylici oo ay Safarkiisan ku wehelin doonaan Xubno ka Mid ah Goloha Wasiiradda iyo Xildhibaano ayaa lagu rajo weyn yahay.... Hargeysa (GNS) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa la filayaa in uu Maalinta Barri ah furri doono Ciyaaraha Gobolada ee ka dhacay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer. Md Saylici oo ay Safarkiisan ku wehelin doonaan Xubno ka Mid ah Goloha Wasiiradda iyo Xildhibaano ayaa lagu rajo weyn yahay in Subaxa ka jar maadi doono Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana uu madaxweyne ku xigeenku si toosa xadhiga uga jari doonaa Garoonka lagu qaban doono ciyaaraha Goboladda Dalka. Ciyaarta ugu horeysa ayaa waxa isku began labadda Naadi ee ka kala Socdda Goboladda Maroodi jeex iyo Togdheer, waxana Gabi ahaan Caawa si toosa Magaaladda Burco u soo gaadhay Dhamaan Goboladda ka Qayb gali doona Ciyaaraha kala Duwan ee ka qabsoomi doona Magaaladda Burco. Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxa si adag loo adkeeyay Aamankeedda, waxana si habsami ah u socota u diyaar garowga Ciyaaraha. Isku soo wadda duuduub oo Ciyaartan ayaa haddii ay qabsoonto noqon doonta markii ugu horeysay ee ciyaaraha goboladda dalka oo dhan lagu qabto Magaaladda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 30, 2011 how come this is not in sports section these secession are always looking for attention! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 1, 2011 A_Khadar;762091 wrote: It can be politized as needed but Sool played any tournament somalis play.. .. A_Khadar, a Garaad fella once said that Garaad folks are only Somali's that are part of TFG, Puntland, Somaliland, djibouti, Somali region of Ethiopia. And that SSC politicians should not lock themselves up but be part of any political arena. I though that he had a quite refreshing and sportive argument, dont you think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garnaqsi Posted December 1, 2011 Alpha Blondy;761313 wrote: go sahil region. champions for 4 years running. I'll bet anything that's not true! Could someone please post the list of winners of previous tournaments? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2011 Magaaladda Burco oo aad loo Adkeeyay, Siyaasiyiin ku sii qul-qulaya iyo Ciyaarihii Gobolada oo bilaabmaya Hargeysa(Waaheen) Amaanka magaaladda Burco iyo Garoonka Kubadda Cagta ee ay Ciyaaraha Goboladdu ka bilaabmayaan ayaa aad loo adkeeyay si loo ilaaliyo Nabadgelyada Gobolkaasi oo ay ku qul-qulayaan dadweyne, Siyaasiyiin, Ciyaartoy iyo Madax ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu gadh-wadeen u yahay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo si rasmi ah Ciyaarahaasi u furi doona. Sida uu ku soo waramay Wariyaha Gobolkaas waxa ilaa shalay magaalada Burco gaadhay boqolaal qof kuwaasoo Camiray dhamaan Meheradihii Ganacsiga ee Burco iyo Huteeladdii Hurdada. Waxaana laga dareemayaa jidadka iyo goobaha lagu kulmo wajiyo cusub oo ka kala yimi Goboladda Somaliland oo dhan kuwaasoo qaarkood ay Burco ku cusub tahay. Dhamaana waxa ku wada hoyday magaaladaasi Ciyaaryahanadii ka qayb qaadanayay Tartanka Ciyaaraha kuwaasoo u soo diyaar garoobay sidii ay Guul uga soo hoyn lahaayeen Ciyaarahaasi, sidoo kale waxa lagu diyaariyay masuuliyiintii iyo Garsoorayaashii kala hagayay nidaamka Ciyaaraha. Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil ayaa iyana shalay ciyaaryahanada ka qayb galaya Tartnakaasi u qaybiyay Direysyo ay ku ciyaaraan iyadoo horena Koox walbaaba Gobolkeeda uga soo heshay Ambabax sare si ay guusha u soo hoyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 It is today ....... Maroodi-Jeex Vs Togdheer Whoohooooooooooooooooooooo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 1, 2011 Raga Burco ma karbasheen wiilasha Hargeysa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 1, 2011 Was just watching the preview live from Burco stadium on SLNTV. Brilliant Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 You can watch it here too: HALKAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 Hargeisa 0 - 0 Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 Hargeisa 1 - 0 Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 1, 2011 this is a historic moment. Hargeysa winning a match against Burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2011 The second half and Hargeisa is still leading ................... Quote Share this post Link to post Share on other sites