Xaaji Xunjuf Posted November 29, 2011 Madaxweyne Ku-xigeenka oo Furaya Ciyaaraha Goboladda ee ka dhacaya Burco Guddida iyo Wasiirka Ciyaaraha oo khilaaf culusi ku dhax maray qaabka loo mamulayo dhaqaalaha Ciyaaraha Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa la filayaa inuu furro Ciyaaraha Gobolada ee bisha Diisambar kowdeeda ka dhacay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer. Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye iyo qaar ka mid ah Guddiyaddii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Saylici kala magacaabeen ayaa shalay u Ambabaxay Gobolka Togdheer kadib markii shalay Madaxweyne ku-xigeenku so oaf-jaray khilaaf Wasiirka iyo Guddidaasi ka dhaxeeyay oo ku salaysnaa Cida yeelanaysa Awooda Maamul ee dhaqaalaha ay Xukuumaddu ku bixinayso Ciyaarahaas. Sidoo kale dhaqaale meelo kala duwan ka yimi oo Guddida iyo Wasiirkaba Gacmahooda soo gaadhay ayaa iyana la isku qabtay waxaanu Madaxweyne Ku-xigeenku Go’aamiyay shalay in Wasiirku yeesho maamulkeeda isla markaan uu khasnaji u noqdo Maareeyaha Hay’adda Ilaalinta Tayadu Siciid Saleebaan. Waxa iyaguna shalay gaadhay magaaladda Burco Ciyaartoy-da labada Gobol ee Sool iyo Sanaag halka goboladdii kalena dhexda ku sii jiraan iyadoo sida la sheegay qorshuhu ka ahaa inay dhamaantood Ciyaaryahanadu ku xeroodaan Goobihii loogu talogalay in la dajiyo hase yeeshee sida ay wararka naga soo gaadhay dadka u dhuun daloola diyaaragarawga Ciyaaruhu sheegayaan inay caqabado kaga yimaadeen khilaafka Madaxda Xukuumadda iyo tabaabulsho xumo ka jirta maamuladda Goboladaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 29, 2011 It can be politized as needed but Sool played any tournament somalis play.. Last one came semi-final in Garowe when all somali regions played.. So videos and welcomes are unneccesary and won't change a tiny thing.. Sool is somalia.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 29, 2011 No my politics my dear friend A khadar lets play the games Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 29, 2011 Then stop videoing only one team out of the whatever they are.. That is a very cheap way of doing thing ya successionists.. Bahashu meel kasta yasan idinla gelin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 29, 2011 Still not talking about politics just preparing the game Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 30, 2011 Hargaysa(HWN):=Xulalka Ciyaartoyga Maroodi-jeex, Gabiley iyo Awdal ayaa galabta u baqoolay dhinaca magaalada Burco oo ay kaga qayb-galaan tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland, iyadoo ay maalinta berito ahna bixi doonaan Ciyaartoyga xulka gabolka Hawd. Xulalka galabta u caraabay magaalada Burco oo lagu qaban-doono koobka horyaalka gobollada Somaliland ayaa waxa Xulalkii ka horeeyey si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada, iyadoo magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer diyaargarow balaadhan laga dareemayo. Ciyaartoyga Xulalka ilaa hadda gaadhay magaalada Burco oo sanadkan marti-gelinaysa Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa Xulalkii tagay waxa ay wateen Taageerayaal, kuwaasoo aad u camiray magaalada Burco. Dhinaca kale, waxa aad loo adkeeyey Ammaanka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyadoo ay magaaladaasi marti ku yihiin Taageerayaal badan oo la socda Ciyaartoyga gobollada Somaliland ee ka qayb-galaya Tartanka ciyaaraha gobollad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 30, 2011 GEBILEY TEAM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted November 30, 2011 rumour has it that the sahiil warriors have been on a pescetarian diet. the team i feel is ready to win the regional championships once more. if not, then mandeera is not far, where i will personally oversee the torture of each player in my private quarters inside the camp. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 30, 2011 Jacaylbaro;762168 wrote: GEBILEY TEAM Typical Somali. Just about everyone is wearing a different shirt for a team photo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 Wasiirka Ciyaaraha Oo Shir Jaraa`id ku Qabtay Garoonka Ciyaaraha Burco kuna sheegay in Ciyaara Goboladu Si Rasmi ah u Furmayaan Maalinta Berri ah.. Burco/ToggaHerer 30 Nov 2011 Wasiirka Dhaqanka, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Somaliland oo Ku dhawaaqay in dhamaan ay gaadheen Ciyaaryahanada ka qayb qaadanaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Magaalada Burco Si rasmi ahna ay u furmyaan Maalinta Berri ah…. Wasiirka ayaa Shir Jaraa`id ku qabtay Garoonka Kubada Cagta ee Burco… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=J-3ktAYFIYY#!" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 30, 2011 lol@wasiirka Cayaaraha togdheer.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 30, 2011 A_Khadar;762280 wrote: lol@wasiirka Cayaaraha togdheer.. Not togdheer Toga herer Tog yaro dhex mara magaalada hargeysa back in the days Hargeysa was called Herer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 30, 2011 So that tog, has its own wasiir ciyaaro.. Meesha ha la is qayilsiiyaa ka socota.. Quote Share this post Link to post Share on other sites