Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Official Somaliland provincial football tournament thread

Recommended Posts

The Zack   

N.O.R.F;765635 wrote:

 

scroll down

Thanks but this is what it says in that link (after I scrolled down lol):

 

"Haud (or Hawd) is a region of thorn-bush and grasslands in the Horn of Africa, which includes the northeastern part of the Oga'den territory of Ethiopia, as well the adjacent parts of Somalia. The Haud is of indeterminate extent; some authorities consider it denotes the part of Ethiopia east of the city of Harar."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo oo saaka u Jarmaaday Burco kana qayb galaya Ciyaaarta Finalka ah ee manta ka dhacaysa Alamze Stadium

 

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka Lixdii subaxnimo u Jarmaaday dhinaca Magaaladda Burco halkaas oo la filayo inuu manta kaga qayb galo Ciyaarta Finalka ah ee ka dhici doonta Garoonka Alamze oo ay iskaga hor inam doonaan Ciyaaryahanada Labada Gobol ee Hawd iyo Maroodi-jeex.

 

Madaxaweyne Siilaanyo waxa uu si rasmi ah u guddoonsiin doonaa Koobka sanadkan Kooxda ku Guulaysata, isagoo ka qayb geli doona Daawashada Ciyaartaasi oo noqon doonta mid aad u xiisa badan oo ay labada kooxood midiba gaarkeeda augu mitidi doonto inkastoo ciyaar hore oo ay wada yeesheen ay ku badiyeen Xulka Gobolka Maroodi-jeex.

 

Ciyaarta manta ayaa noqon doonta ta u danbaysa ee lagu soo gabagabayn doono Ciyaaraha Goboladda, waxaana ilaa hada Koobabkii kale ee Baaskitka iyo Orodadaba ku Guulaystay Xulalka Orordada iyo Baaskitka ee Gobolka Maroodijeex.

 

Si kasta ha ahaatee Ciyaarihihii goboladda ee 2011-ka ayaa manta si rasmi ah u so oaf-jarmi doona. Inkastoo ciyaarahaasi mudadii ay socdeen marka la qiimeeyo dhaliilo badan oo dhinaca Maamulka ahi ka soo baxayeen hadana waxa ay ku dhamaadeen Guul

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this