Sign in to follow this  
Saalax

Pirate Faroole leader of Puntland vows to fight Galmudug wants eastern Sool community involved

Recommended Posts

Saalax   

The Zack;760874 wrote:
The title of the thread talks for the thread. Just say Farole dammit! Why call him a pirate?

 

Faroole has a history of having links with Pirates.

 

di-1Y4G.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Carafaat;760865 wrote:
Dont shoot the messengers. Even on the Erigavo issue it were Somalilanders who posted it here on SOL. So you cant blame them for posting NEWS on SOL. that is the idea of having discussion on current political events. The fact that more more negative news coming from Puntland is not the fault of XX, Saalax or any else.

 

You better spend your energy on trying to understand what is happening in your State and how to improve the situation.

 

True.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gudomiyihii Xafada Hormar ee Magalada Galkacyo Muuse Aadan Xassan (Tagoog) ayaa goor sii horaysay dablay hubaysan ku dileen magalada Galkacyo, dad Goob Joogayaal ah ayaa u sheegay War-Fidiyeenada inuu dilkaasi Gaystay Wiil Yar oo Madaxa Duuban kaasi oo Lahaa Astaanta Lagu Yaqaan Al-Shabaab ee ah Cimaadada Guduudan.

 

Booliska Gaalkacayo oo Heegan la galiyay ayaan wali soo qaban Kooxdii Falkaasi soo Lameegtay waxana la sheegay inay Shir Deg deg ah yeesheen Golaah Amniga ee Gaalkacayo kuwaasi oo ka Xaajoonaya Amaanka Gobolka Mudug.

 

Shalay ayaa Gantaalka Lidka Diyaaradaha lagu Ganay Garoonka Diyaaradah ee Magaalada Gaalkacayo waxana la sheegay in Gantaalkaasi ay soo Tuureen Malayshiyaad Hubaysan oo aan la aqoon Haybtooda.

 

 

 

GalGalanews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this