Sign in to follow this  
Somalia

Puntland oo ku eedaysey Galmudug khal khalka amaanka (Cod)

Recommended Posts

Somalia   

Why does each assassination happen on the North side, if this is really Al-Shabaab, why doesn't it target everyone regardless of the side of the city they live on?

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_oo_ku_eedaysey_Galmudug_khal_khalka_amaanka.shtml

 

Puntland State of Somalia

Garowe

WAR SAXAAFADEED

23 November 2011

 

Galmudug Waxay Khal-khalgalinaysa Amaanka Puntland

 

Dowladda Puntland ayaa ka digaysa weerarada hubaysan ee ka socda magaalada Galkacyo, iyadoo bartilmaadeed laga dhiganayo bulshada rayidka ah, mas’uuliyiinta Dowladda, shaqaalaha hey’adaha samafalka, iyadoo kooxo hubaysan degen-na xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo ay khal-khalgaliyeen diyaaradaha Qaramada Midoobay (UN-ka).

 

Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya:

 

• 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug.

 

• 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo.

 

• 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya.

 

• 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo.

 

• 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi.

 

•21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey.

 

• 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug.

 

• 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka.

 

Weeraradaan isxigay ayaa laga soo abaabulay xaafada Galmudug ee koonfurta magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaan marnaba u dulqaadan karin weerarada lagu hayo shacabka, hey’adaha samafalka, howlaha ganacsiga ama madaarka magaalada Galkacyo.

 

Dowladda Puntland ayaa shacabka ugu baaqaysa in loo midoobo meelna looga soo wadajeesto kooxaha lid ku ah nabada, amaanka iyo xasiloonidda deegamada Puntland.

 

Dowladda Puntland ayaa sidoo kale ogaysiinaysa Beesha Caalamka weerarada lagu hayo Puntland lagana soo abaabulayo xaafada Galmudug. Dowladda Puntland waxaa waajib Dastuuri ah ka saaran yahay inay Dadka iyo Dalkaba ka difaacdo cid kasta oo khal-khalka galinaysa amaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya:

 

• 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug.

 

• 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo.

 

• 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya.

 

• 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo.

 

• 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi.

 

•21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey.

 

• 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug.

 

• 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka.

So Xaaji Xunjuf was the telling the truth all the time ... eh ?? :D

 

He must be celebrating somewhere then ,, as long as the dowladu confirmed his news

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Of course, it started on around Sunday with the attack on a convoy where 2 men were wounded. The reason they are going to Galkacyo with the trouble is because 2 of the men who were the attackers were killed in response.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this