Somalia Posted November 23, 2011 Why does each assassination happen on the North side, if this is really Al-Shabaab, why doesn't it target everyone regardless of the side of the city they live on? http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_oo_ku_eedaysey_Galmudug_khal_khalka_amaanka.shtml Puntland State of Somalia Garowe WAR SAXAAFADEED 23 November 2011 Galmudug Waxay Khal-khalgalinaysa Amaanka Puntland Dowladda Puntland ayaa ka digaysa weerarada hubaysan ee ka socda magaalada Galkacyo, iyadoo bartilmaadeed laga dhiganayo bulshada rayidka ah, mas’uuliyiinta Dowladda, shaqaalaha hey’adaha samafalka, iyadoo kooxo hubaysan degen-na xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo ay khal-khalgaliyeen diyaaradaha Qaramada Midoobay (UN-ka). Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya: • 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug. • 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo. • 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya. • 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo. • 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi. •21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey. • 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug. • 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka. Weeraradaan isxigay ayaa laga soo abaabulay xaafada Galmudug ee koonfurta magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaan marnaba u dulqaadan karin weerarada lagu hayo shacabka, hey’adaha samafalka, howlaha ganacsiga ama madaarka magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaa shacabka ugu baaqaysa in loo midoobo meelna looga soo wadajeesto kooxaha lid ku ah nabada, amaanka iyo xasiloonidda deegamada Puntland. Dowladda Puntland ayaa sidoo kale ogaysiinaysa Beesha Caalamka weerarada lagu hayo Puntland lagana soo abaabulayo xaafada Galmudug. Dowladda Puntland waxaa waajib Dastuuri ah ka saaran yahay inay Dadka iyo Dalkaba ka difaacdo cid kasta oo khal-khalka galinaysa amaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2011 Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya: • 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug. • 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo. • 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya. • 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo. • 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi. •21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey. • 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug. • 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka. So Xaaji Xunjuf was the telling the truth all the time ... eh ?? He must be celebrating somewhere then ,, as long as the dowladu confirmed his news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 23, 2011 What was he right about? A militia in Galmudug is causing all of this trouble. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2011 Yes, and he was reporting it all the time dee ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 23, 2011 Of course, it started on around Sunday with the attack on a convoy where 2 men were wounded. The reason they are going to Galkacyo with the trouble is because 2 of the men who were the attackers were killed in response. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 23, 2011 Jacaylbaro i always tell the truth xaaji aan run sheegin halkeed ku aragtay lol Galmudugians are a real big problem for Faroole's Clan enclave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted November 23, 2011 How is Puntland threatend by a Sub clan of HG. Quote Share this post Link to post Share on other sites