Sign in to follow this  
Saalax

Fighting erupts in Bari Puntland between Khat dealers and Ras Casayr state forces

Recommended Posts

Saalax   

AUN.

 

Boosaaso (RBC) Wararka laga helaayo degmada Xaabo ee ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegaya in uu ka dhacay dagaal,kaas oo sababay dhimashada 2-qof iyo dhaawac 4-kale.

Dagaalka ayaa sida la sheegay u dhaxeeyey Ciidamo taabacsan Maamulka-Casayrland ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Caluula ee gobolka Bari iyo koox hubaysan oo ilaalinaysay gaari kuwa qaadka-qaada ka dibna ay Ciidamadu weydiiyeen in gaarigu bixiyo canshuurta balse ay ka biyo diideen kooxdii hubaysneyd.

Goob-jooge ku sugnaa Xaabo oo RBC Radio Boosaaso la hadlay ayaa sheegay in hadda xaaladu ay tahay mid degan balse rasaas socotay muddo laba saacadood ah ay isweydaarsanayeen labada dhinac.

Sidoo kalena wuxuu intaas ku daray in dhaawacyadii loo qaaday magaalada Boosaaso lana aasay 2-qof ee geeriyootay,waxaana socota waan waan ay wadaan Odayaasha deegaanka ee ku aadan dirita labada dhinac.

Si kastaba waa markii ugu horeysay ee Maamulka Casayrland ee dhawaan looga dhawaaqay degmada Caluula ee gobolka Bari ay canshuur ku soo rogaan gaadiidka u safraya deegaanada ay ka arimiyaan balse waxaana ilaa iminka ka hadlin Maamulka gobolka Bari.

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Faroole can solve this Ras Caeyrs issue by just giving those folks some money. Clearly there is a lack of resources in this region and these are even raising taxes on cars to collect funds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this