Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2011 Kooxda Al-shabaab Oo Dagaalkii Ay Kula Jirtay Ciidamada Kenya U Badalay Badda, Weerar Ay Xalay Ku Qaadeen Laba Maraakiibta Dagaalka Kenya Ah Oo Ku Sugnaa Biyaha Badda Hindiya Midkood Gubay Nairobi (Ramaas) Nov 20,2011 – Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka tirsan ciidamada Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya ayaa xalay galinkii dambe ka dhacay badweynta Hindiya, ka dib markii dagaalyahanno kooxda AL-shabaab ka tirsan oo wata doonyo dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirradda Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo ka badan labaatan daqiiqo. Afar doonyaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goob-joogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka ayna ku guuleysteen inay dambiyaan, iyadoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka markii hore ka soo duuleen. Ilaa hadda Lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo kooxa Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2011 Al-Shabaab Oo Doonyo Ku Wareertay Maraakiibta Dagaalka Ee Wadanka Kenya Madhawa(Ramaas) Nov. 20, 2011-Iskahorimaad u dhexeeyay xoogag taabacsan kooxda Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya, ayaa xalay habeeen badhkii ka dhacay badweynta Hindiya, kaddib markii dagaalyahanno ururka Al-shabaab ka tirsan oo wata doonyaha dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed Soomaaliya. Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirada Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo labaatan daqiiqo ah. Afar doomaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goobjoogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka oo ay ku guuleysteen ina y dambiyaan, iyadaoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka yimaadeen. Lama oga khasaaraha ka dhashay iskahorimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya. Xukuumadda Kenya kamay hadal khasaaraha kas oo gaadhay ciidamadooda badda weerarkii gaadmada ahaa ee xalay lagu qaaday, kaasoo ahaa midkii ugu horreysay oo badda ku dhexmara iyaga iyo Al-shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2011 Somali militants claim attack on Kenyan warship Posted on November 20, 2011 at 7:02 AM Updated today at 7:07 AM MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia's Islamist militants claim they have destroyed a Kenyan warship as residents reported a gun battle at sea lasting several hours. The al-Qaida-linked al-Shabab militants posted a statement on a website they often use on Sunday saying that they had destroyed the vessel near Madhawa Island, just off the coast of Somalia near the Kenyan border. The militants' claims could not be immediately verified and a Kenyan defense spokesman said he had no information about the attack. Residents in Somalia's coastal Kudha town say they heard gunfire and explosions at sea. Ali Abdulahi says the gunfight early Sunday morning lasted more than two hours. At dawn residents said they saw three speedboats heading toward Kismayo. Kenya sent troops into Somalia last month after a string of attacks on Kenyan soil blamed on Somalia's al-Shabab militant group. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted November 20, 2011 Al-shabab on steroids. Soon enough, an Al-shabab pilot, flying a French mirage will be dropping his bombs on Nairobi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 20, 2011 Johnny B;760179 wrote: Al-shabab on steroids. Soon enough, an Al-shabab pilot, flying a French mirage will be dropping his bombs on Nairobi. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted November 20, 2011 Not a laughting matter - Here in Eastleigh, Niarobi things are getting more tense for sure all the institution in nairobi now have extra secutiry now - while Somalis are look at with scrutiny and suspition. I was in Nairobi Hospital on Friday (where most patients are somalis flew in from all over somalia), where one kenyan official told us he can't tell the diff who is alshabaab or not. He wasn't joking either.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted November 20, 2011 btw, don't you think al-shabab has the right to self-defence?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 20, 2011 Somalis r scrutinized everywhere cos of shababa.60yr somali american held at the border between canada & U.S for 8hrs .When asked why,they said cos he is somali.Shabab is poisonous virus that need be cleaned from our system. Quote Share this post Link to post Share on other sites