Jacaylbaro Posted November 20, 2011 TACSI IYO TIIRAANYO Waxay warar cusubi sheegayaan inu mar dhawayd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Kenaya, Maxamed Axmed Nur "Indhobuur". Waxan marxuumka ilaahay uga rajaynayaa inu godka u nuuro, naxariistii jannona ka waraabiyo, ehelkiisii, xigtadiiisii iyo dhammaan qaranka Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo....Amiin Marxuumku wuxu ahaa, halyay qaran oo door weyn ka cayaaray xidhiidhka fiican ee ka dhexeeya Somaliland iyo Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 20, 2011 Nairobi(HWN) Waxaa Daqiiqado ka Hor Magaalada Nairo Ee Dalka kenya Ku Geeriyooday allahUnaxariistee safiirkii Somaliland Ee Ufadhiyay Dalka Maxamed axmed indha buur ayadoona War kaan aan Ka Helnay wariyaheeneena Dalka Kenya Wariye amran Dheeman Wariye Amran ayaa Noo Xaqajiisay Geerida safiirka ayadoona Geeridiisa ay Ka soo Wareegatay Daqiiqado Kuna Geeriyooday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Maxamed axmed indha buur ayaa Hada ahaa safiirka somaliland Ee Dalka kenya asagoona Lagu xasuusto Wax Yaabo badan uu uqabtay Jaaliyaada Reer Somaliland Ee Ku dhaqan dalka Kenya iyo isku Xirka Dalalka Kenya iyo Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2011 Inaalilaahi wa inaalilaji rajicuun ilahay ha u naxariisto safiir indho buur ilahay qabriga ha u nuuro he was a good man Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted November 20, 2011 Inalilah Wainailahi rajicuun.May Allah give sabr to his family and close relatives.I supported his appointment as he was a man with many years of Kenyan political experience.Hopefully someone steps upto the plate and fill the void in advancing Somaliland interest Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 20, 2011 Inaalilaahi wa inaalilaji rajicuun ilahay ha u naxariisto Safiir Indho buur ilahay Jannada ha ka waraabiyo. Indhobuur has done a lot for the country and for the people. And for that we always will remember him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted November 20, 2011 inti dhimatay allah haunaxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites